{"id":3269,"date":"2011-09-24T14:50:09","date_gmt":"2011-09-24T14:50:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3269"},"modified":"2011-09-24T14:50:09","modified_gmt":"2011-09-24T14:50:09","slug":"xarakada-mujaahidiinta-al-shabaab-ee-gobolka-hiiraan-oo-gacanta-ku-dhigay-hub-amisom-ay-u-dirtay-galguduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/xarakada-mujaahidiinta-al-shabaab-ee-gobolka-hiiraan-oo-gacanta-ku-dhigay-hub-amisom-ay-u-dirtay-galguduud\/","title":{"rendered":"Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab Ee Gobolka Hiiraan Oo Gacanta Ku Dhigay Hub AMISOM Ay U Dirtay Galguduud"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/Rasaas.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3279\" title=\"SANYO DIGITAL CAMERA\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/Rasaas-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/Rasaas-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/Rasaas.jpg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><\/p>\n<p>Warararka ay Gobolka Hiiraan\u00a0ka heleyso <strong>Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom\u00a0<\/strong> ayaa sheegaya in gacanta lagu dhigay saanado hub ah oo ay AMISOM ugu talagashay Dowlada TFG-da iyo\u00a0Ciidamada Ithopia Ee Ku Sugan\u00a0\u00a0Galguduud .<\/p>\n<p>Ciidamo ka Tirsan Xarakada Al-shabaab ee Hiiraan ayay u suuragashay in ay soo qabtaan hubkii ugu badnaa oo ay AMISOM ugu talagashay in lagula dagaalamo Al-shabaabta Ku Dhaqan Gobolka Hiiraan iyo Galguduud islamarkaana haatan ay gacanta u hayaan Xarakada mujaahidiinta al-shabaab.<\/p>\n<p>Waxaa Sidoo Kale la xaqiijiyay in hubkan dhanka Muqdisho laga diray balse Ay Ilo Wareedyo ka tirsan Al-shabaab \u00a0ay dhaq dhaqaaqiisa la socdeen markaasina ay u gudbiyeen kuwa ku dhaqan gobolka hiiraan.<\/p>\n<p>Sidoo Kale waxaa la sheegayaa in hubka laqabtay uu ka koobnaa <strong>115 qori AK47<\/strong>,<strong>15 qori nuuca M16-ka<\/strong> loo yaqaan,jawaano qasnada ah,sanaadiiq rasaas ah iyo dhowr Jawaan oo Tusbaxyada lagu yaqaano Culumada Ahlu Sunna.<\/p>\n<p>Hubkan ayaa lafilayaa in saacadaha soo socda warbaahinta loosoo bandhigo wuxuuna AMISOM iyo Mareykanka ay hurinayaan dagaalka ka socda Hiiraan iyo Galguduud si ay Dhamaan Xarakada al-shabaab kaga baxaan Hiiraan oo ay iminka Xarakada Mujaahidiinta al-shabaab ku suganyihin.<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><strong><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com Warararka ay Gobolka Hiiraan\u00a0ka heleyso Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom\u00a0 ayaa sheegaya in gacanta lagu dhigay saanado hub ah oo ay AMISOM ugu talagashay Dowlada TFG-da iyo\u00a0Ciidamada Ithopia Ee Ku Sugan\u00a0\u00a0Galguduud . Ciidamo ka Tirsan Xarakada Al-shabaab ee Hiiraan ayay u suuragashay in ay soo qabtaan hubkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3269","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3269","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3269"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3269\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3283,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3269\/revisions\/3283"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3269"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3269"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3269"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}