{"id":32689,"date":"2016-12-19T22:55:16","date_gmt":"2016-12-19T19:55:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32689"},"modified":"2016-12-19T22:58:58","modified_gmt":"2016-12-19T19:58:58","slug":"booliska-puntland-oo-mamnuucey-bacaha-madaw-ee-gawaarida-lagu-dhajiyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/booliska-puntland-oo-mamnuucey-bacaha-madaw-ee-gawaarida-lagu-dhajiyo\/","title":{"rendered":"Booliska Puntland oo mamnuucey Bacaha Madaw ee gawaarida lagu dhajiyo."},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen.C\/qaadir Shire Faarax (Erag) oo Maanta Shir Jaraa&#8217;id ku qabtey Garowe ayaa Mamnuucay isticmaalka Bacaha Madow ee Gadiid lagu<br \/>\ndhajiyo.<\/p>\n<p>Taliyaha Booliska Puntland Jen. Erag ayaa\u00a0 sababta ay u joojiyeen isticmaalka bacaha madow\u00a0 ku sheegay in ay tahay in ay ku dhuuntaan Dadka sameeya falal lidka ku ah Amniga,kuwaaso uu tilmaamay inay<br \/>\nbacaha modow ula baxeen Booliska iga qari<\/p>\n<p>&#8220;Waa ogtihiin in Bacaha madow ay noqdeen meel danbiilayaasha dhagar-qabayaash ah uga dhuuntaan Booliska,iyagoo dhibaateynaya Shacabka Puntland,ma ogaaldoono in la isticmaalo wax amniga dalka wax<br \/>\nu dhimi-kara,waana sababta aan u mamnuucay Maanta&#8221;.<\/p>\n<p>Sidoo kale,Taliyaha Ciidammada Booliska Puntland Jen.C\/qaadir Shire Faarax (Erag) ayaa Sheegay in cidii amarkan u hogaasamiweyda Mas&#8217;uul iyo shacab la horkeenidoona sharciga\u00a0 ayna mutaysandoonan Ganaax<br \/>\nLacageed oo uusan sheegin inta ay la egtahay.<\/p>\n<p>&#8220;Mar kale ayaan ku celinayaa waa in Amaawiirtan madax iyo shacab&#8217;ba loo hogaasamo,ciddii ay ugu dhagantahay hadda ha iska fiiqeen,cidii ku fakaraysa ha ka waantooban ogaada ma,ahan in intaan Maalmo wadno aanan<br \/>\niska dhaafidoono Dagaalkii suuj,garmaal iyo Garacad oo kale ayaan Mabacaha madow ku qaadidoona&#8221;.<\/p>\n<p>Dhinaca kale,,Taliyaha Booliska Puntland Jen.Erag ayaa sheegay in Bacaha madow ee la isticmaalo Muraayadaha Gadiidka lo ogolyahay Madaxweynaha Puntland,Ku Xigeenkisa, Gudoomiyaha Barlmaanka iyo<br \/>\nlabadiisa ku xigeen oo kaliya.<\/p>\n<p>&#8220;Anigoo tixraacaya Digreeto 13-7-2014-kii ka so baxday Madaxweynaha Puntland waxaan Maanta si rasmi ah u mamnuucay Isticmaalka Bacaha madow ee Gaadiidka,waxaana sharcigu u ogalyahay inay isticmaalan<br \/>\nMadaxda Sare iyo ku xigeenadooda oo kaliya&#8221;.<\/p>\n<p>Ugu Danbaytii Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen.C\/qaadir Shire Faarax (Erag) ayaa sheegay in cidii Shacabka ka mid ah oo\u00a0 warbixin\u00a0 Amniga ku saabsan oo booliska la wadaagta la galindoona warixintiisa<br \/>\ngacan amni ah,isla markaana aysan waxba uga imaadoonin ,lana<br \/>\nabaalmarindoono.<br \/>\nwarsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/hormuud-logo-9\/\" rel=\"attachment wp-att-32600\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32600\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/becco-31\/\" rel=\"attachment wp-att-32598\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32598\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/salaam-bank-34\/\" rel=\"attachment wp-att-32597\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32597\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/tabaarak-26\/\" rel=\"attachment wp-att-32599\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32599\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen.C\/qaadir Shire Faarax (Erag) oo Maanta Shir Jaraa&#8217;id ku qabtey Garowe ayaa Mamnuucay isticmaalka Bacaha Madow ee Gadiid lagu dhajiyo. Taliyaha Booliska Puntland Jen. Erag ayaa\u00a0 sababta ay u joojiyeen isticmaalka bacaha madow\u00a0 ku sheegay in ay tahay in ay ku dhuuntaan Dadka sameeya falal lidka ku ah Amniga,kuwaaso uu tilmaamay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32691,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32689","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32689","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32689"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32689\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32690,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32689\/revisions\/32690"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32691"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32689"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32689"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32689"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}