{"id":32683,"date":"2016-12-19T22:37:50","date_gmt":"2016-12-19T19:37:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32683"},"modified":"2016-12-19T22:41:01","modified_gmt":"2016-12-19T19:41:01","slug":"dilalka-qorsheysan-ee-saxafiyiinta-loo-geysto-oo-ururka-cpj-sheegtey-in-hoos-uu-u-dhacey-aduunka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dilalka-qorsheysan-ee-saxafiyiinta-loo-geysto-oo-ururka-cpj-sheegtey-in-hoos-uu-u-dhacey-aduunka\/","title":{"rendered":"Dilalka Qorsheysan ee Saxafiyiinta loo geysto oo ururka CPJ sheegtey in hoos uu u dhacey Aduunka."},"content":{"rendered":"<p>Ururka badbaadada saxafiyiinta caalamka ee CPJ ayaa sheegay in dilalka qorsheysan ee ka dhanka ah saxafiyiinta caalamka oo dhan ay hoos u dhaceen.<\/p>\n<p>Sanadkaan sii daba wisleh ee 2016 ayaa waxaa hoos u dhacay tirada wariyeyaasha dilalka qorsheysan loo geysto waxaase sare u kacay kuwa ku dhinta dagaalada markii ay kasoo waramayaan. Falanqeyn sanadle ah ayaa sidaa lagu ogaaday oo CPJ uu maantay soo bandhigay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dilalka-qorsheysan-ee-saxafiyiinta-loo-geysto-oo-ururka-cpj-sheegtey-in-hoos-uu-u-dhacey-aduunka\/cpj1\/\" rel=\"attachment wp-att-32684\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32684\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/cpj1-150x150.jpg\" alt=\"cpj1\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/cpj1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/cpj1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Sanadkii 2013 ayaa tirada wariyeyaasha ah ee sida bareerka ah loo dilay ay ugu sareysay. Si kastaba ha ahaatee kuwa ku le&#8217;day dagaalada ka holcaya bariga dhexe ayaa sanadkaan aad u badnaa iyo weliba sanadihii dhowrka ahaa ee lasoo dhaafay ee ka dambeeyay kacdoonkii Carabta ideylkood.<\/p>\n<p>48 saxafi ayaa hase ahaatee shaqadooda darteed loo dilay sanadkaan min Janaayo 1 ilaa 15ka Diseembar.<\/p>\n<p>Si kastaba CPJ ayaa baaraya geerida 27 kale oo saxafiyiin ahaa oo iyana la dilay ayadoo CPJ baarayo bal in shaqadooda loo dilay ama in ay kama ku dhinteen.<\/p>\n<p>In kabadan kala bar tirada guud ee saxafiyiinta sanadkaan la dilay ayaa dagaalo ku dhex dhintay balse aan ayaga si khaas ah loo bartilmaansan.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dilalka-qorsheysan-ee-saxafiyiinta-loo-geysto-oo-ururka-cpj-sheegtey-in-hoos-uu-u-dhacey-aduunka\/cpj2\/\" rel=\"attachment wp-att-32685\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32685\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/cpj2-150x150.jpg\" alt=\"cpj2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/cpj2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/cpj2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Dadka kale ayay wax la qabeen. Xabado habow ah ayaa dilay intooda badan wariyeyaasha dhintay sanadkaan kuwaasoo darafyada dirirtu ka dhaxeyso ay isweydaarsanayeen.<\/p>\n<p>Dagaalada ka socda dalalka Muslimiinta ee Suuriya, Ciraaq, Yemen, Liibiya, Afghanistan iyo Soomaaliya ayaa galaaftay sanadkaan ilaa 26 saxafi kuwaasoo dagaalo kasoo waramaayay.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/hormuud-logo-9\/\" rel=\"attachment wp-att-32600\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32600\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/salaam-bank-34\/\" rel=\"attachment wp-att-32597\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32597\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/becco-31\/\" rel=\"attachment wp-att-32598\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32598\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/tabaarak-26\/\" rel=\"attachment wp-att-32599\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32599\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka badbaadada saxafiyiinta caalamka ee CPJ ayaa sheegay in dilalka qorsheysan ee ka dhanka ah saxafiyiinta caalamka oo dhan ay hoos u dhaceen. Sanadkaan sii daba wisleh ee 2016 ayaa waxaa hoos u dhacay tirada wariyeyaasha dilalka qorsheysan loo geysto waxaase sare u kacay kuwa ku dhinta dagaalada markii ay kasoo waramayaan. Falanqeyn sanadle ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32688,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32683","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32683","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32683"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32683\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32687,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32683\/revisions\/32687"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32688"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32683"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32683"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32683"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}