{"id":32666,"date":"2016-12-18T22:59:53","date_gmt":"2016-12-18T19:59:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32666"},"modified":"2016-12-18T23:02:03","modified_gmt":"2016-12-18T20:02:03","slug":"daacish-iyo-ciidamada-puntland-oo-mar-kale-ku-dagaalamey-buuraha-gal-gala","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/daacish-iyo-ciidamada-puntland-oo-mar-kale-ku-dagaalamey-buuraha-gal-gala\/","title":{"rendered":"Daacish iyo Ciidamada Puntland oo mar kale ku dagaalamey Buuraha Gal gala."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamo ka tirsan maamulka Puntland ayaa maanta meel u dhow degmada Qandala\u00a0 kula dagaalamay xoogag ka tirsan kooxda Daacish oo dhawaan lag qabsaday degmada Qandala.ee gobalka Bari.<\/p>\n<p>Dadka deegaanka ayaa ku waramaya in ay maqlayeen hubka fudud oo labada dhinaca isku adeegsadeen,walina aysan arkin wax khasaaraha ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale,masuuliyiin ka tirsan Puntland oo warbaahintu ay khadka telephone ku la xiriiren ayaa ka gaabsaday ina ka waramaan khasaarihii so gaaray iyo kan ay gaysteen dagaalka maanta ee ka dhacay Aaga Qandala.<\/p>\n<p>Dagaalyahanada ka tirsan ururka Daacish ayaa waxaa hogaamiya Sheekh C\/qaadir Muumin horay Al-shabaab uga tirsan balse dhamaadkii sanadkii hore ku biiray ururka\u00a0 Daacish.<\/p>\n<p>Dhinaca kale,qof ka tirsan dadka deegaanka ayaa HOL u sheegay in ay halka lagu dagaalmayo ay tahay degaan buuruha aad ugu badan yihiin,islamarkaana ay adag tahay in labada dhinaca ee diriraya ay si fudud u\u00a0 kala guulaystaan.<\/p>\n<p>Ugu danbaytii dagaalkan u dhaxeeyay ururka Daacish iyo ciidamadan ka tirsan Puntland ayaa ku soo beegmaya iyadoo degmada Qandala ay gacanta ku hayaan maamulka Puntland oo todobadii bishan kala wareegy isla\u00a0 ururka Daacish.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/hormuud-logo-9\/\" rel=\"attachment wp-att-32600\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32600\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/salaam-bank-34\/\" rel=\"attachment wp-att-32597\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32597\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/becco-31\/\" rel=\"attachment wp-att-32598\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32598\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/tabaarak-26\/\" rel=\"attachment wp-att-32599\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32599\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo ka tirsan maamulka Puntland ayaa maanta meel u dhow degmada Qandala\u00a0 kula dagaalamay xoogag ka tirsan kooxda Daacish oo dhawaan lag qabsaday degmada Qandala.ee gobalka Bari. Dadka deegaanka ayaa ku waramaya in ay maqlayeen hubka fudud oo labada dhinaca isku adeegsadeen,walina aysan arkin wax khasaaraha ah. Sidoo kale,masuuliyiin ka tirsan Puntland oo warbaahintu ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32668,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32666","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32666","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32666"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32666\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32667,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32666\/revisions\/32667"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32668"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32666"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32666"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32666"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}