{"id":3266,"date":"2011-09-24T14:42:55","date_gmt":"2011-09-24T14:42:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3266"},"modified":"2011-09-24T14:42:55","modified_gmt":"2011-09-24T14:42:55","slug":"dhaqaatiir-ka-socota-dowlada-turkiga-oo-maalintii-2-aad-howlo-caafimaad-ka-wada-magaalada-gaalkacyodaawo-sawirada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/dhaqaatiir-ka-socota-dowlada-turkiga-oo-maalintii-2-aad-howlo-caafimaad-ka-wada-magaalada-gaalkacyodaawo-sawirada\/","title":{"rendered":"Dhaqaatiir Ka Socota Dowlada Turkiga Oo Maalintii 2-Aad Howlo Caafimaad Ka Wada Magaalada Gaalkacyo(Daawo Sawirada)"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/dhaq1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3271\" title=\"dhaq1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/dhaq1-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"334\" height=\"224\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><\/p>\n<p>Wefdi dhakhaatiir ah oo ka yimid dalka Turkiga ayaa Maalintii 2-aad magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug hawlo caafimaad kawada kuwaas oo inta ay Puntland ku sugan yihiin adeegyo caafimaad oo tabarucaad ah dadka u Sameenaya.<\/p>\n<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/dhaq2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3272\" title=\"dhaq2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/dhaq2-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"356\" height=\"222\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wefdigan dhakhaatiirta Turkishka ah oo ay tiradoodu tahay<strong> 14-<\/strong> islamarkaana leh takhasusaad kala duwan oo ay kamid yihiin <strong>Cudarada guud , Caruurta , Qaliimada guud , iyo cudurada ku dhaca Cunaha , Dhegaha , iyo Sanka (ENT) , Farmashiistayaal iyo kuwa bukaanada suuxiya\u00a0<\/strong> ayaa howlo caafimaad oo baarintaan , qalliin , iyo daaweyn isugu jira ka wada Cusbataalka guud ee magaalada Gaalkacayo Ee Xarunta Gobolkaasi Mudug.<\/p>\n<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/dhaq3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3273\" title=\"dhaq3\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/dhaq3-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"337\" height=\"206\" \/><\/a><\/p>\n<p>Kumanaan Dadweyne gaaraya ayaa soo buux dhaafiyey Cusbataalka Gaalkacayo si ay uga faa\u2019iideystaan howlaha caafimaad ee ay sida bilaashka ah dhakhaatiirta dalka Turkiga ka yimid dadka Soomaaliyeed ugu qabanayaan ,<\/p>\n<p>Waxaana wararka laga helayo howlwadeena Cusbataalku ay sheegayaan in tirada dadka ilaa hadda la diiwaan geliyey ay kor u dhaafayso <strong>1500-qof<\/strong> Oo Bukaan ah islamarkaana dawou baahan.<\/p>\n<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/dhaq4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3274\" title=\"dhaq4\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/dhaq4-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"339\" height=\"206\" \/><\/a><\/p>\n<p>Dhakhaatiirta ka socda dalka Turkigu ayni aheen markii ugu horeysay ay howlo caafimaad oo tabarucaad ah ka fuliyaan degaanada Puntland ,<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com Wefdi dhakhaatiir ah oo ka yimid dalka Turkiga ayaa Maalintii 2-aad magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug hawlo caafimaad kawada kuwaas oo inta ay Puntland ku sugan yihiin adeegyo caafimaad oo tabarucaad ah dadka u Sameenaya. Wefdigan dhakhaatiirta Turkishka ah oo ay tiradoodu tahay 14- islamarkaana leh [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3266","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3266","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3266"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3266\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3276,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3266\/revisions\/3276"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3266"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3266"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3266"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}