{"id":32650,"date":"2016-12-18T20:43:00","date_gmt":"2016-12-18T17:43:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32650"},"modified":"2016-12-18T20:55:39","modified_gmt":"2016-12-18T17:55:39","slug":"huggaamiyaha-iran-aayatullah-khameni-oo-cambaareeyey-eedeyn-kasoo-yeertey-rw-britain","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/huggaamiyaha-iran-aayatullah-khameni-oo-cambaareeyey-eedeyn-kasoo-yeertey-rw-britain\/","title":{"rendered":"Huggaamiyaha IRAN Aayatullah KHameni oo cambaareeyey eedeyn kasoo yeertey R\/W BRITAIN."},"content":{"rendered":"<p>Hadalkan kasoo baxay hogaamiyaha ugu sareeya dalka Iran Ayatullah Khameni ayaa yimid kadib markii Raysul wasaaraha dalka Ingiriiska Theresa May ay ugu yeertay xukuumadda Tahran in ay hanjabaad ku tahay xasiloonida bariga dhexe.<\/p>\n<p>\u201cSi xishood la\u2019aan ah, dowladda Ingiriiska waxay Iran ugu yeertay in ay caqabad ku tahay xasiloonida gobolka, laakiin qof walba ayaa og arintaasi, waa dowladda Ingiriiska tan looga bartay Dhibaato, Musuqmaasuq iyo murugo,\u201d Wakaaladda wararka dalka Iran ee IRNA ayaa kasoo xigatay Khameni.<\/p>\n<p>Waxa uu ugu yeeray siyaasadaha iyo falalka dowladda Britain labadii qarni ee lasoo dhaafay kuwo dhibaato iyo masiibo ku ah dadka ku nool gobolka.<\/p>\n<p>Raysul wasaare May ayaa todobaadkii aynu soo dhaafnay ugu yeertay hogaamiyeyaasha dalalka Khaliijka carabta shir, kaa oo looga soo horjeeday howlgallada ay dowladda Iran ka wado bariga dhexe, hadii ay ahaan; lahayd Lubnaan, Iraq, Yemen, Syria iyo weliba dalalka Khaliijka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan rabaa inaan idiin xaqiijiyo in aan si cad u aragno dhibaatada ay Iran ka geeysaneeyso Khaliijka iyo Bariga dhexe,\u201d Ayay Raysul wasaare May ka sheegtay kulan ka dhacay Baxrayn 7-da bisha December.<\/p>\n<p>Hadalkan kasoo yeeray hogaamiyaha dalka Iran ayaa kusoo beegmaya ayadoo xukuumadda Tahran lagu eedeeynayo in ay qeyb ka tahay colaadaha ka jira bariga dhexe iyo qaar kamid ah dalalka Carabta.<br \/>\nwarsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/hormuud-logo-8\/\" rel=\"attachment wp-att-32596\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32596\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-2-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-2-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-2-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/salaam-bank-34\/\" rel=\"attachment wp-att-32597\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32597\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/becco-31\/\" rel=\"attachment wp-att-32598\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32598\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/tabaarak-26\/\" rel=\"attachment wp-att-32599\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32599\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hadalkan kasoo baxay hogaamiyaha ugu sareeya dalka Iran Ayatullah Khameni ayaa yimid kadib markii Raysul wasaaraha dalka Ingiriiska Theresa May ay ugu yeertay xukuumadda Tahran in ay hanjabaad ku tahay xasiloonida bariga dhexe. \u201cSi xishood la\u2019aan ah, dowladda Ingiriiska waxay Iran ugu yeertay in ay caqabad ku tahay xasiloonida gobolka, laakiin qof walba ayaa og [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32652,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-32650","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32650","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32650"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32650\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32651,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32650\/revisions\/32651"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32652"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32650"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32650"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32650"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}