{"id":32644,"date":"2016-12-18T20:05:15","date_gmt":"2016-12-18T17:05:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32644"},"modified":"2016-12-18T20:14:31","modified_gmt":"2016-12-18T17:14:31","slug":"allaha-u-naxariistee-majaajileyste-boon-xirsi-oo-xaley-hargeysa-ku-geeryoodey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/allaha-u-naxariistee-majaajileyste-boon-xirsi-oo-xaley-hargeysa-ku-geeryoodey\/","title":{"rendered":"Allaha u naxariistee Majaajileyste Boon Xirsi oo xaley Hargeysa ku geeryoodey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Allah ha u naxariistee waxa xalay magaaladda Hargeysa ku geeriyooday majaajilistihii weynaa\u00a0 ee ku caanka baxay qosolka iyo madadaaladda Marxuum Xuseen Xirsi Caddib oo caan ku ahaa Boon Xirsi.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Boon Xirsi wuxuu ahaaa mu aluf curiyey heeso badan oo ay qaadaan fanaanniinta Soomaaliyeed, waxa uu ahaa majaajilista ay adag tahay in la helo noociisa oo kale, waxa uu illaahay hibo u siiyey matalaadda iyo jilidda hadba qof isku eekaysiinta, taas oo ay yar tahay cid la masaal ahi.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Haddii aan taariikhdiisa oo kooban idin soo gudbiyo, Xuseen Xirsi oo ku magac dheeraa Boon Xirsi waxa uu ku dhashay Magaalada Hargeysa hilaaddii 1950, waxaana uu ku soo barbaaray isla Caasimada Somalilnad Ee Hargeysa .<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Boon Xirsi Magaciisa loogu wanqalay wuxuu ahaa Xuseen xirsi caadil balse waxaa ka awood batay magacisii\u00a0 uu Riwaayadaha ku meteli jiray ee Boon Xirsi Oo Badiba Dadka Soomaalidu u taqaanay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"http:\/\/hiiraan.com\/images\/2016\/Dec\/20161218636176187025324875Boon%20xirsi1.jpg\" width=\"658\" height=\"403\" \/><\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Markii Boon Taabo galay waxa uu ka bilaabay shaqadisii u horaysay mid ka mida hutelada Hargeysa halkaas oo uu ka soo shaqaynaayay in muddo ah, kadib markii uu is ogaaday in uu wax Alifi karo isla markaana uu samayan karo Waxa uu ku soo biiray Bahda Fanka Waxaana ay Taariikhdu ahayd 1974, Riwaayadii u horaysay ee Ee uu ka qayab qaatayna waxay ahayd \u201cJacayl Waakane Kaalay\u201d Oo uu lahaa Abwaan Axmed Saleebaan Bide waxaana uu ku matalaayay Digtoor.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Inkastoo Taariikhdiisa faneed aad u badan tahay oo aan la soo koobi Karin Riwaayadihii uu ku jiray, haseyeeshee mudooyinkii u dambeeyey waxa uu noqday nin naafo ka ah araga, iyadoo dhakhtaro badana la geeyey haseyeeshee ay adkaatay in uu dib u helo nuurkiisii ama aragiisii.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Boon ayaa ahaa Alle Naxariistii jano ha ka waraabiyee Abwaanada ama majaajilaystayaasha Soomaalida kuwooga lugu jecelyahay Masraxadooda.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Bahda Hiiraan Online waxay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaana Qoyskiisa iyo bahda fanka Soomaaliyeed ka tacsiyadaynayaan geeriddii ku timid Abwaan\/Mu aluf Boon Xirsi, waxaana leenahay ilaahay janadiisa Fardowsa ha ka waraabiyo.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/hormuud-logo-9\/\" rel=\"attachment wp-att-32600\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32600\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/salaam-bank-34\/\" rel=\"attachment wp-att-32597\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32597\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/becco-31\/\" rel=\"attachment wp-att-32598\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32598\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/tabaarak-26\/\" rel=\"attachment wp-att-32599\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32599\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Allah ha u naxariistee waxa xalay magaaladda Hargeysa ku geeriyooday majaajilistihii weynaa\u00a0 ee ku caanka baxay qosolka iyo madadaaladda Marxuum Xuseen Xirsi Caddib oo caan ku ahaa Boon Xirsi. Boon Xirsi wuxuu ahaaa mu aluf curiyey heeso badan oo ay qaadaan fanaanniinta Soomaaliyeed, waxa uu ahaa majaajilista ay adag tahay in la helo noociisa oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32646,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32644","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32644","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32644"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32644\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32645,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32644\/revisions\/32645"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32646"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32644"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32644"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32644"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}