{"id":32637,"date":"2016-12-17T23:53:57","date_gmt":"2016-12-17T20:53:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32637"},"modified":"2016-12-17T23:55:15","modified_gmt":"2016-12-17T20:55:15","slug":"sawirka-maanta-iyo-aminarts-oo-ah-qosolka-xasan-iyo-qasaaraha-shacabka-somaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/sawirka-maanta-iyo-aminarts-oo-ah-qosolka-xasan-iyo-qasaaraha-shacabka-somaliyeed\/","title":{"rendered":"Sawirka Maanta iyo Aminarts oo ah Qosolka Xasan iyo Qasaaraha SHacabka Somaliyeed."},"content":{"rendered":"<p>Qormadan maanta aan soo qaadaney waa mid tilmaameysa aragti dahsoon oo Aminarts uu ku muujinayo fekerka qaar ka mid ah shacabka soomaaliyeed kaas oo muujinaya Doorashada Madaxweyne ee la filayo in ay beryaha soo socda dhacdo.<\/p>\n<p>Sawir sameeyaha Aminarts wuxuu Sawirkan ku muujiyey Nin calool weyn Qoslaya Dhiigna dushiisa ka wada muuqdo,lehna wajiga Xasan SHeekh kaas oo leh (i doorta waad aractaan barwaaqada aan dalka gaarsiiyee).<\/p>\n<p>Sidoo kale Sawir sameeye Amin wuxuu soo qaatey Dad \u00a0dhamaadey oo \u00a0la laayey kuwaas oo leysugu darey Dil,Gaajo,Qax,Dagaalo iyo barakac,waana kuwa uu Xasan ku faaney in uu barwaaqo gaarsiiyey isagoo waliba ku qoslaya Duruufta iyo iifta dadku ay meesha la yaalaan,mid ka mid ah shacabka oo dhex taagan dadka baaba&#8217;ey ayaa oranaya(ILLAAHAW HA NAGU SOO CELIN NINKAAN),mid kale oo jilbaha dhulka u yaalaan indhahana sacabadda saarteyna waxa uu ka daba yiri(KII DOORTA WAA DENBIILE QARAN).<\/p>\n<p>Kan ugu danbeeya Sawirada uu Aminarts soo qaatey ayaa isagana waxaa ka muuqda dhiiga xasan ku daadsan mid la mid ah waxa uu leeyahey wajiga Faarax SHeekh kaas oo leh ama talo kusoo jeedinaya (ISKA DOORTA QABYADA ISAGAA DHAMEYSTIRAYEE) waxa uuna hadalkiisu u muuqdaa mid dadka luminaya ama iskala mid dhigaya isagoo dhiiga la wadaaga saaxiibka lagu xanto in ay aad isugu dhawyihiin,dulucda sawirkuna waa Qosolka Xasan iyo Qasaaraha shacabka soomaaliyeed illaah heynags badbaadsho Qoomamo iyo Qasaaraba ALLOW SIDII ROON.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/sawirka-maanta-iyo-aminarts-oo-ah-qosolka-xasan-iyo-qasaaraha-shacabka-somaliyeed\/sawirka-manta-aminarts\/\" rel=\"attachment wp-att-32638\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32638\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/sawirka-manta-aminarts-150x150.jpg\" alt=\"sawirka-manta-aminarts\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/sawirka-manta-aminarts-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/sawirka-manta-aminarts-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/sawirka-maanta-iyo-aminarts-oo-ah-qosolka-xasan-iyo-qasaaraha-shacabka-somaliyeed\/sawirka-manta-aminarts\/\" rel=\"attachment wp-att-32638\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32638\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/sawirka-manta-aminarts-150x150.jpg\" alt=\"sawirka-manta-aminarts\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/sawirka-manta-aminarts-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/sawirka-manta-aminarts-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/hormuud-logo-9\/\" rel=\"attachment wp-att-32600\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32600\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/salaam-bank-34\/\" rel=\"attachment wp-att-32597\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32597\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/becco-31\/\" rel=\"attachment wp-att-32598\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32598\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/tabaarak-26\/\" rel=\"attachment wp-att-32599\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32599\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qormadan maanta aan soo qaadaney waa mid tilmaameysa aragti dahsoon oo Aminarts uu ku muujinayo fekerka qaar ka mid ah shacabka soomaaliyeed kaas oo muujinaya Doorashada Madaxweyne ee la filayo in ay beryaha soo socda dhacdo. Sawir sameeyaha Aminarts wuxuu Sawirkan ku muujiyey Nin calool weyn Qoslaya Dhiigna dushiisa ka wada muuqdo,lehna wajiga Xasan SHeekh [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32638,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32637","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32637","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32637"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32637\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32640,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32637\/revisions\/32640"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32638"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32637"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32637"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32637"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}