{"id":32607,"date":"2016-12-17T20:43:33","date_gmt":"2016-12-17T17:43:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32607"},"modified":"2016-12-17T20:48:01","modified_gmt":"2016-12-17T17:48:01","slug":"degmada-mahadaay-ee-gshdhexe-oo-xaley-xarakada-al-shabaab-weerar-ku-qaadeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/degmada-mahadaay-ee-gshdhexe-oo-xaley-xarakada-al-shabaab-weerar-ku-qaadeen\/","title":{"rendered":"Degmada Mahadaay ee G\/sh\/dhexe oo Xaley Xarakada Al-shabaab weerar ku qaadeen."},"content":{"rendered":"<p>Xoogag ka tirsan Al-shabaab ayaa lagu waramayaa in xalay weerar culus ku qaadeen degmada Mahadaay oo ka tirsan gobolka Sh\/dhexe, iyagoo saacado kooban\u00a0 la wareegeen qeybo ka mid ah degmada.<\/p>\n<p>Goob joogayaal ayaa sheegay in dagaalka oo ahaa mid ciidamada dowladda iyo Al-shabaab isku adeegsadeen hub culus ay ku dhinteen labo askari oo ka tirsanaa ciidammada dowladda ee degmada Mahadaay.<\/p>\n<p>Iska horimaadka xoogiisa ayaa ka dhacay sida ay goob joogayaasha sheegeen Buundada degmada oo fariisin u ahaa ciidamada dowladda.<\/p>\n<p>Xoogaga gudaha u galay degmada ayaa ku sugnaa halkaa ilaa aroornimadii hore ee saakay oo markii danbe ay iskood isaga baxeen.<\/p>\n<p>Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaaraya degmada ayaa sheegaya in xiligan ku sugan yihiin ciidammada dowladda oo dib ula wareegay saakay markii ay halka isaga baxeen dagaalayahannada Al-shabaab.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, degmada Mahadaay ayaa u jirta magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh\/dhexee qiyaastii 27KM, waana markii u horeysay ee Al-Shabaab soo weeraraan, tan iyo markii la dhisay maamulka Hirshabeelle.<br \/>\nwarsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/hormuud-logo-9\/\" rel=\"attachment wp-att-32600\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32600\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/salaam-bank-34\/\" rel=\"attachment wp-att-32597\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32597\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/becco-31\/\" rel=\"attachment wp-att-32598\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32598\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/tabaarak-26\/\" rel=\"attachment wp-att-32599\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32599\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoogag ka tirsan Al-shabaab ayaa lagu waramayaa in xalay weerar culus ku qaadeen degmada Mahadaay oo ka tirsan gobolka Sh\/dhexe, iyagoo saacado kooban\u00a0 la wareegeen qeybo ka mid ah degmada. Goob joogayaal ayaa sheegay in dagaalka oo ahaa mid ciidamada dowladda iyo Al-shabaab isku adeegsadeen hub culus ay ku dhinteen labo askari oo ka tirsanaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32609,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32607","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32607","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32607"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32607\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32608,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32607\/revisions\/32608"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32609"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32607"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32607"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32607"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}