{"id":3258,"date":"2011-09-23T14:54:47","date_gmt":"2011-09-23T14:54:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3258"},"modified":"2011-09-23T14:56:46","modified_gmt":"2011-09-23T14:56:46","slug":"dadka-taageero-dowlada-tfg-da-oo-ku-gacan-galay-magaalooyinka-boosaaso-iyo-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/dadka-taageero-dowlada-tfg-da-oo-ku-gacan-galay-magaalooyinka-boosaaso-iyo-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Dadka Taageero Dowlada TFG-da Oo Ku Gacan Galay Magaalooyinka Boosaaso iyo Gaalkacyo."},"content":{"rendered":"<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><\/p>\n<p>Maamul\u00a0 Goboleedka Pumtland oo Ka Mid Ah Gobolada waqooyi Bari ee dalka Somaliya ayaa waxaa kusoo badanaya dilalka ka dhanka ah saraakiisha maamulka Puntland arrinkaasi oo kalifay in ay cabsi soo wjahdo dhamaan shaqaalaha maamul goboleedka Puntland.<\/p>\n<p>Arinka Iyadoo ay sidaasi tahay oo meel ay cagta dhigaan la&#8217;yihiin mas&#8217;uuliyiinta Puntland ayay <strong>Gaalkacyo iyo Boosaaso<\/strong> kusoo badanayaan dilalka loo geysanayo weriyaasha ka howlgala qaar katirsan warbaahinta Puntland.<\/p>\n<p>Weriye horay uga shaqeynayay Warbaahinta dowlada TFG-da Soamalia balse hadda ka shaqeynayay <strong>Idaacadda Codka Nabadda<\/strong> ayaa maanta lagu toogtay bartamaha magaalada Boosaaso ee puntland.<\/p>\n<p>Xasan Max\u2019ed Cali Oo Lagu Magacaabo <strong>(Xasan Anteena) <\/strong>oo sanadkan gudihiisa ka hadlay Idaacadda Dowlada TFG-da ee Muqdisho ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in weriyaasha Xarakada Al-shabaab \u00a0ay Ciidamada AMISOM ugu yeeraan Saliibiyiin xiligaasi ayuu yiri sidan &#8220;Waa Ayaan Darro in ciidanka AMISOM ee Nabad ilaalinta ah Saliibiyiin loogu yeero&#8221;!!.<\/p>\n<p>Sidoo Kale \u00a0Dhawaan ayaa sidaan oo kale Gaalkacyo loogu weeraray Gabar wararka Punland uga soo diri jirtay <strong>Idaacadda Daahir Maxamuud Gelle<\/strong> ee ku taal magaalada Muqdisho.<br \/>\nIlaa iyo hadda majirto cid sheegatay mas&#8217;uuliyadda dilalka Aalaaba ka dhaca magaalooyinka uu gacanta ku hayo maamulka Faroole Ee Puntland.<\/p>\n<p><span style=\"color: #00ffff;\">W\/D<\/span>:<span style=\"color: #0000ff;\">Axmed Cabdi Axmed<\/span> <span style=\"color: #ff0000;\">(Axmed Saacid)<\/span><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com Maamul\u00a0 Goboleedka Pumtland oo Ka Mid Ah Gobolada waqooyi Bari ee dalka Somaliya ayaa waxaa kusoo badanaya dilalka ka dhanka ah saraakiisha maamulka Puntland arrinkaasi oo kalifay in ay cabsi soo wjahdo dhamaan shaqaalaha maamul goboleedka Puntland. Arinka Iyadoo ay sidaasi tahay oo meel ay cagta dhigaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3258","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3258","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3258"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3258\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3262,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3258\/revisions\/3262"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3258"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3258"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3258"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}