{"id":32578,"date":"2016-12-16T23:00:12","date_gmt":"2016-12-16T20:00:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32578"},"modified":"2016-12-16T23:01:34","modified_gmt":"2016-12-16T20:01:34","slug":"taliye-xigeenkii-3aad-ee-puntland-oo-u-geeryoodey-dhaawac-soo-gaarey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/taliye-xigeenkii-3aad-ee-puntland-oo-u-geeryoodey-dhaawac-soo-gaarey\/","title":{"rendered":"Taliye xigeenkii 3&#8217;aad ee Puntland oo u geeryoodey dhaawac soo gaarey."},"content":{"rendered":"<p>Taliye ku xigeenkii sedexaad ee ciidamada Puntland Jaamac Saxardiid oo shalay lagu dhaawacay magaalada Bosaaso ayaa ku geeriyooday cisbitaal ku yaala magaalada Bosaaso ka dib qaliin lagu sameeyay xalay saqadii dhexe.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidamada booliska Puntland C\/Qaadir Shire Faarax Ereg oo la hadly HOL ayaa xaqiijiyay in Saxaradiid uu u geeriyooday dhaawac ay kooxo hubaysani shalay ugu gaysteen magaalada Bosaaso.<\/p>\n<p>\u201cAlle ha u naxariisto waxa uu ahaa muwaadin wax badan u qabtay dadkiisa ,waxaan u tacsiyaynayaa eheladi iyo qaraabadii uu ka geeriyooday\u201d ayuu yiri taliyaha oo waraysi kooban oo dhanka taleefanka ah siiyey warsom.<\/p>\n<p>Taliye Ereg ayaa shir uu shalay ku qabtay magaalada Garowe ku sheegay in la aqoonsaday wajiyada kooxihii ka danbeeyay dhaawaca loo gaystay taliyaha ,isaga oo tilmaamay in saxaafad-da loo soo bandhigi doono marka la soo qabto.<\/p>\n<p>Kooxo ku hubaysnaa bastoolado ayaa Jaamac Saxardiid dhowr xabadood kaga dhuftay shafka xilli uu ka soo baxayay hotelka uu ka daganaa magaalada Bosaaso shalay galinkii hore sida ay \u00a0xaqiijiyeenn dad goob-joogayaal ah.<\/p>\n<p>Ugu danbayn, kooxda al-shabaab oo ka dagaalanta gudaha Somalia oo weerarkan lala xiriirinayay ayaa sheegtay mas&#8217;uuliyad-da dilkan ,waxaana magaalada Bosaaso ka bilowday howl-galo lagu xaqiijinayo amniga.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/hormuud-logo-7\/\" rel=\"attachment wp-att-32481\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32481\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-1-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-1-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-1-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/salaam-bank-33\/\" rel=\"attachment wp-att-32482\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32482\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/becco-30\/\" rel=\"attachment wp-att-32483\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32483\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/tabaarak-25\/\" rel=\"attachment wp-att-32484\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32484\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliye ku xigeenkii sedexaad ee ciidamada Puntland Jaamac Saxardiid oo shalay lagu dhaawacay magaalada Bosaaso ayaa ku geeriyooday cisbitaal ku yaala magaalada Bosaaso ka dib qaliin lagu sameeyay xalay saqadii dhexe. Taliyaha ciidamada booliska Puntland C\/Qaadir Shire Faarax Ereg oo la hadly HOL ayaa xaqiijiyay in Saxaradiid uu u geeriyooday dhaawac ay kooxo hubaysani shalay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32580,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32578","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32578","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32578"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32578\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32579,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32578\/revisions\/32579"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32580"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32578"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32578"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32578"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}