{"id":32562,"date":"2016-12-16T20:02:57","date_gmt":"2016-12-16T17:02:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32562"},"modified":"2016-12-16T20:06:07","modified_gmt":"2016-12-16T17:06:07","slug":"maxaad-kala-socotaa-waxa-ay-ay-ku-sugantahey-magaalada-xalab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/maxaad-kala-socotaa-waxa-ay-ay-ku-sugantahey-magaalada-xalab\/","title":{"rendered":"Maxaad kala socotaa waxa ay ay ku sugantahey Magaalada XALAB."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Xalab dalka Suuriya ayaa noqotay magaalo ku caanbaxday tukashada 6 salaadood maalin walba.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Muddo lix sano ah ayaa iminka dagaal uu halkaasi ka socday. Duqeyn maalin walbo ah ayaa lala beegsanayay waayihii dambe ayadoo shacabku ay ku le&#8217;daan sidaa darteedna 5ta salaadood ee faradka ah ayaa waxaa lagu daray salaatul janaazo maalin walbo ah.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Salaatul janaazo ayaa 6 ku noqotay salaadaha sida caadiga ah looga tukado magaaladaasi Xalab.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaa Xalab ka dagaalama jabhadaha Sunniyiinta ee mucaaradka ayadoo haatan la moodo in laga taag roonaaday in ayna ka baxaan gebi ahaanba la filaayo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ruushka iyo dawlada Bashaar al-Asad ayaa dusha kasoo duqeynayay ayadoo hoosna xabbad looga wado.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Haatan ayaa dadka shacabka ah laga daad gureynayaa magaaladaas ayadoo la filaayo dagaalyahanada wali halkaa ku harsana inay u huleelaan Idlib oo macood ay ku sugan yihiin.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Kudhawaad 3 kun oo rayid ah ayaa shalay laga daad gureeyay Xalab ayadoo basas looga daabulay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">QM ayaa sheegeysa in ilaa 50 kun oo qof ay wali Xalab ku go&#8217;doonsan yihiin.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Asbuucaan gudihiisa ayaa ciidamada Ruushka iyo ciidamada dawlada Bashar al-Asad waxay la wareegeen inta badan xaafadaha Xalab.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/hormuud-logo-7\/\" rel=\"attachment wp-att-32481\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32481\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-1-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-1-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-1-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/salaam-bank-33\/\" rel=\"attachment wp-att-32482\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32482\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/becco-30\/\" rel=\"attachment wp-att-32483\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32483\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/tabaarak-25\/\" rel=\"attachment wp-att-32484\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32484\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xalab dalka Suuriya ayaa noqotay magaalo ku caanbaxday tukashada 6 salaadood maalin walba. Muddo lix sano ah ayaa iminka dagaal uu halkaasi ka socday. Duqeyn maalin walbo ah ayaa lala beegsanayay waayihii dambe ayadoo shacabku ay ku le&#8217;daan sidaa darteedna 5ta salaadood ee faradka ah ayaa waxaa lagu daray salaatul janaazo maalin walbo ah. Salaatul [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32564,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32562","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32562","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32562"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32562\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32563,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32562\/revisions\/32563"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32564"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32562"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32562"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32562"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}