{"id":32550,"date":"2016-12-15T20:51:37","date_gmt":"2016-12-15T17:51:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32550"},"modified":"2016-12-15T21:23:25","modified_gmt":"2016-12-15T18:23:25","slug":"gaari-laga-soo-buuxiyey-walxaha-qarxa-oo-maanta-ku-qarxey-agagaarka-guriga-hooyooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gaari-laga-soo-buuxiyey-walxaha-qarxa-oo-maanta-ku-qarxey-agagaarka-guriga-hooyooyinka\/","title":{"rendered":"Gaari laga soo buuxiyey walxaha Qarxa oo maanta ku qarxey agagaarka Guriga Hooyooyinka."},"content":{"rendered":"<p>Qarax weyn oo loo maleynayo in uu yahay weerar ismiidaamin ah ayaa goor dhaw ka dhacay agagaarka gurigii Hooyooyinka ee ka soo hor-jeeda xarunta tiyaatarka Qaranka Muqdisho, waxaana jira durbaba warar kala duwan oo ka soo baxay qaraxa.<\/p>\n<p>Wararka qaar ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa mid loo adeegsaday gaari lagu soo raray walxaha qaraxa\u00a0 oo lala eegtay maqaayada The Village ee ku taal Guriga Hooyooyinka.<\/p>\n<p>Xiliga uu qaraxu dhacay ayaa la sheegay in ay goobta ku sugnaayeen dad u badnaa rayid, waxaana xusid mudan in maqaayada la bartilmaameedsaday tiro dhowr jeer oo hore siddan oo kale loogu qaaday weeraro loo adeegsaday gadiid walxaha qaraxa laga soo buuxiyay.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii gaarigan ayaa ku gadoomey meel u dhaw derbiga maqaaxida waana laga kala cararey cabsi qaraxyada laga qabo awgeed waxaana la rumeysanyahey in gaarigu uusan bartilmaameedkiisa gaarin oo uu qaraxu dhacey markii gaarigu gadoomey iyadoo ay ka bad baadeen dad rabey in ay gaariga toosiyaan marka laga reebo askeri wareysanayey ninka gaariga wadey oo halkaas ku geeryoodey.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/hormuud-logo-7\/\" rel=\"attachment wp-att-32481\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32481\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-1-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-1-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-1-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/salaam-bank-33\/\" rel=\"attachment wp-att-32482\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32482\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/becco-30\/\" rel=\"attachment wp-att-32483\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32483\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/tabaarak-25\/\" rel=\"attachment wp-att-32484\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32484\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qarax weyn oo loo maleynayo in uu yahay weerar ismiidaamin ah ayaa goor dhaw ka dhacay agagaarka gurigii Hooyooyinka ee ka soo hor-jeeda xarunta tiyaatarka Qaranka Muqdisho, waxaana jira durbaba warar kala duwan oo ka soo baxay qaraxa. Wararka qaar ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa mid loo adeegsaday gaari lagu soo raray walxaha qaraxa\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32552,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32550","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32550","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32550"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32550\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32551,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32550\/revisions\/32551"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32552"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32550"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32550"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32550"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}