{"id":32544,"date":"2016-12-15T19:38:34","date_gmt":"2016-12-15T16:38:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32544"},"modified":"2016-12-15T19:38:34","modified_gmt":"2016-12-15T16:38:34","slug":"ciidamada-dawlada-federalka-soomaaliya-oo-hawlgalo-ka-sameeyey-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ciidamada-dawlada-federalka-soomaaliya-oo-hawlgalo-ka-sameeyey-muqdisho\/","title":{"rendered":"Ciidamada dawlada Federalka Soomaaliya oo Hawlgalo ka sameeyey Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ciidamada ammaanka ee Soomaaliya ayaa hawl galo ka sameeyay qeybo ka tirsan magaalada caasimada ah ee Muqdisho xalay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Hawlgaladaa ayaa ammaanka lagu sugayay sida ay xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan ciidamada ammaanka. Ammaanka la sugayo ayaa ku soo aaday xili wali doorashooyinkii ay Soomaaliya ka socdaan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegtay inay waqtiga doorashooyinka ay weeraro qaadi doonto ayadoo xarakada Al-Shabaab ay doorashooyinka ka soo horjeedo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dhawaan qaraxyo ayaa ka dhacay Muqdisho ayadoo qarax ka mid ah kuwaa oo ka dhacay agagaarka dekada Muqdisho ay ku naf waayeen in ka badan labaatan qof.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dad kale oo badan ayaa qaraxaa ku dhaawacmay waxaana inay ka dambeysay sheegatay xarakada Al-Shabaab.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/hormuud-logo-7\/\" rel=\"attachment wp-att-32481\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32481\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-1-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-1-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-1-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/salaam-bank-33\/\" rel=\"attachment wp-att-32482\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32482\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/becco-30\/\" rel=\"attachment wp-att-32483\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32483\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/tabaarak-25\/\" rel=\"attachment wp-att-32484\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32484\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada ammaanka ee Soomaaliya ayaa hawl galo ka sameeyay qeybo ka tirsan magaalada caasimada ah ee Muqdisho xalay. Hawlgaladaa ayaa ammaanka lagu sugayay sida ay xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan ciidamada ammaanka. Ammaanka la sugayo ayaa ku soo aaday xili wali doorashooyinkii ay Soomaaliya ka socdaan. Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegtay inay waqtiga doorashooyinka ay weeraro qaadi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32545,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-32544","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32544","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32544"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32544\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32546,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32544\/revisions\/32546"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32545"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32544"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32544"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32544"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}