{"id":32522,"date":"2016-12-13T19:11:45","date_gmt":"2016-12-13T16:11:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32522"},"modified":"2016-12-13T19:21:13","modified_gmt":"2016-12-13T16:21:13","slug":"haweeney-sideed-dhal-ah-oo-booliska-gabiley-sheegeen-in-ay-meydkeeda-ka-heleen-meel-lagu-qariyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/haweeney-sideed-dhal-ah-oo-booliska-gabiley-sheegeen-in-ay-meydkeeda-ka-heleen-meel-lagu-qariyey\/","title":{"rendered":"Haweeney Sideed dhal ah oo Booliska Gabiley sheegeen in ay meydkeeda ka heleen meel lagu qariyey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ciidanka Booliska ee degmadda Gabiley ayaa helay maydka marxuumad looga shakisan yahay inuu ninkeedu dilay oo lagu qariyey caws iyo caleenta xoolaha la siiyo dhexdooda.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Marxuumadan oo magaceedda la odhan jiray Alla ha u naxariistee Raaxo Aw Aadan Riiraash, ayaa la raadinayey muddo shan cisho ah, waxaanay ciidanka booliska ee Gabiley ka heleen beer dhexdeed oo lagu dhex qariyey.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Goobtan dhacdadan ugubka ahi ka dhacday ayaa ah miyiga degmada Wajaale oo hoos timaadda gobolka Gabiley, waxaanay ciidanku sheegeen in gabadhan gurigeeddii laga waayey muddu shan cisho ah oo la raadinayey, haseyeeshee ay\u00a0 heleen Maydkeediii, waxaana loo xidhay ninkeeddii iyo laba qof oo kale.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">\u201cwaxaanu soo helnay gabadh aanu raacdadeedda ku daba jirnay oo maalmahan aanu raadinaynay, waxaana laga waayey gurigeeddii oo ay joogtay, waxaana maydkeeddii lagu\u00a0 qarinayey Caleenta xoolaha la siiyey dhexdoodda, waa nasiib wanaag mar haddii aanu helnay meydkeeddii, ninkii lagu eedeyaney waanu haynaa, kiiskiina gacanta ayaanu ku haynaa\u201dayuu yidhi taliyaha booliska degmadda Gabiley Cabdi Muuse oo ka hadlayey marxuumad inta la dilay la qariyey.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Badhasaabka gobolka Gabiley Xamse Maxamed Cabdi oo isna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in kiiskan gacanta lagu hayo, isla markaana loo baahan yahay in shacabka reer Gabiley is dajiyaan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Gabadhasaabku wuxuu sheegay in shan cisho la raadinayey gabadhan, waxaanu yidhi \u201carrinta waxa aanu raadinaynay shan cisho, ciidanka booliska Gabiley wuu baadhayey waxana la xaqiijiey in maydkii la soo helo,\u00a0 waxay ahayd hooyo\u00a0 sideed caruura leh oo ka ugu yari laba jir ah bay ahayd,\u201d.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Arrintan waa dhacdo ugub ku ah Somaliland, isla markaana aan hore loo arag hooyo sideed caruur haysta oo lagu eedeeyey inuu ninkeeddii dilay, waliba isku dayo inuu qariyo.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/hormuud-logo-7\/\" rel=\"attachment wp-att-32481\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32481\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-1-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-1-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-1-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/salaam-bank-33\/\" rel=\"attachment wp-att-32482\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32482\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/becco-30\/\" rel=\"attachment wp-att-32483\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32483\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/tabaarak-25\/\" rel=\"attachment wp-att-32484\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32484\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Booliska ee degmadda Gabiley ayaa helay maydka marxuumad looga shakisan yahay inuu ninkeedu dilay oo lagu qariyey caws iyo caleenta xoolaha la siiyo dhexdooda. Marxuumadan oo magaceedda la odhan jiray Alla ha u naxariistee Raaxo Aw Aadan Riiraash, ayaa la raadinayey muddo shan cisho ah, waxaanay ciidanka booliska ee Gabiley ka heleen beer dhexdeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32524,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32522","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32522","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32522"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32522\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32525,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32522\/revisions\/32525"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32524"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32522"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32522"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32522"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}