{"id":32502,"date":"2016-12-12T19:44:39","date_gmt":"2016-12-12T16:44:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32502"},"modified":"2016-12-12T19:45:48","modified_gmt":"2016-12-12T16:45:48","slug":"garoowe-oo-lagu-xirey-musharax-u-tartamayey-barlamaanka-aqalka-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/garoowe-oo-lagu-xirey-musharax-u-tartamayey-barlamaanka-aqalka-hoose\/","title":{"rendered":"Garoowe oo lagu xirey musharax u tartamayey Barlamaanka Aqalka Hoose."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada amniga Puntland ayaa xabsiga dhigay Cabdixabiib Yaasiin Warsame oo kamid ahaa musharaxiinta u tartamaysay doorashada aqalka hoose ee Somalia wax-yar ka hor intii aysan bilaaban doorashada oo ka dhacaysay magaalada Garowe.<\/p>\n<p>Musharaxan oo doorashada markii ay dhacday ka dib la soo daayay ayaa sheegay in madaxweynaha Puntland uu warqad dacwad ah ka dhigay saldhig-ga ,taasi oo lagu amrayay booliska in aysan isaga u ogolaan ka qayb-galka doorashada.<\/p>\n<p>\u201c Aniga oo magaalada Dhex-maraya ayaa waxaa iskuweer iga qabtay gaari qori saaran-yahay iyo mid ay la socdaan ciidamo tiro ah ,waxaana la igu amray in gaariga aan ka soo dago , markaan sababta weydiiyay waa ay I khasbeen xoog ayeyna igu saareen gaariga ay wateen \u201c ayuu yiri Xabiib.<\/p>\n<p>\u201c Waxaa madaxa la ii galiyay maas-garaati ,muddo aan ku qiyaasayo 45- daqiiqo ayey isii wadeen ka dib saldhig-ga ayey i geeyeen sagaal saac ka dib-na waa la I soo daayay , sababta \u00a0waxaa la iigu sheegay in madaxweynaha uu amar ku soo bixiyay inaan ka qayb-galin doorashada\u201d ayuu mar kale yiri CabdiXabiib oo sharci darro ku tilmaamay xarig-giisa.<\/p>\n<p>Mas\u2019uulkan ayaa sheegay in dacwad la xiriirta kiiskiisa uu gudbiyay balse aan laga so jawaabin ,waxaana la aaminsan-yahay in arintan ay la xiriirto qoondada dumarka loo qorsheeyay oo beelaha qaar ee gobolka Mudug \u00a0ay \u00a0ka soo horjeesteen.<\/p>\n<p>Ugu danbayn, \u00a0Booska loo diiday Cabdixabiib waxaa ku guulaysatay Xaawo Yuusuf Axmed oo kamid ahayd gabdhaha u tartamayay doorashada aqalka hoose ee lagu qabtay magaalada Garowe ee caasimadda Puntland.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/hormuud-logo-7\/\" rel=\"attachment wp-att-32481\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32481\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-1-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-1-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-1-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/salaam-bank-33\/\" rel=\"attachment wp-att-32482\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32482\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/becco-30\/\" rel=\"attachment wp-att-32483\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32483\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/tabaarak-25\/\" rel=\"attachment wp-att-32484\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32484\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada amniga Puntland ayaa xabsiga dhigay Cabdixabiib Yaasiin Warsame oo kamid ahaa musharaxiinta u tartamaysay doorashada aqalka hoose ee Somalia wax-yar ka hor intii aysan bilaaban doorashada oo ka dhacaysay magaalada Garowe. Musharaxan oo doorashada markii ay dhacday ka dib la soo daayay ayaa sheegay in madaxweynaha Puntland uu warqad dacwad ah ka dhigay saldhig-ga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32504,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32502","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32502","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32502"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32502\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32503,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32502\/revisions\/32503"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32504"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32502"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32502"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32502"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}