{"id":32499,"date":"2016-12-12T19:34:55","date_gmt":"2016-12-12T16:34:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32499"},"modified":"2016-12-12T19:36:33","modified_gmt":"2016-12-12T16:36:33","slug":"xoolihii-soomaaliya-ee-sucuudigu-diidey-oo-dawlada-somalya-baaritaano-ku-billawdey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/xoolihii-soomaaliya-ee-sucuudigu-diidey-oo-dawlada-somalya-baaritaano-ku-billawdey\/","title":{"rendered":"Xoolihii Soomaaliya ee Sucuudigu Diidey oo dawlada Somalya baaritaano ku billawdey."},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Somalia ayaa sheegtay, in ay baaritaanno ku billowday Xoolihii dhawaan laga soo celiyay Dalka Sacuudiga, kaddib Markii Dalka Sacuudigu ay sheegtay inay si KMG ah hakad u gelisay Xoolaha uga yimaada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka Xannaanada Xoolaha Somalia, Saciid Xuseen Ciid ayaa sheegay in baaritaanno ay ku ogaanayaan Cudurrada laga helay Xoolaha laga dhoofiyo Somalia ay ku bilaabeen Xoolahii laga soo celiyay Sacuudiga.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wsiirka ayaa sheegay in Arrintaas ay guddi u xilsaareen si loo baaro xoolaha, isagoo hadalkiisa ku daray in Natiijada Baaritaannadan kasoo baxa ay la Wadaagi doonaan Warbaahinta.<\/p>\n<p>Xukuumadda Soomaaliya ayaa doonaysa in Dalka Sacuudiga uu mar kale dib u dhoofsado Xoolaha Somalia oo dhaqaalo badan ay ka helaan xoolo-dhaqatada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Dowladda Sacuudiga ayaa hakiyay xoolaha kaga imaan jiray Soomaaliya, iyadoo sheegtay in sababo caafimaad ah oo aysan weli Shaacin ay u Hakiyeen dhoofsiga xoolaha Soomaaliya ka yimaada.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/hormuud-logo-7\/\" rel=\"attachment wp-att-32481\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32481\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-1-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-1-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-1-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/salaam-bank-33\/\" rel=\"attachment wp-att-32482\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32482\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/becco-30\/\" rel=\"attachment wp-att-32483\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32483\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/becco-30\/\" rel=\"attachment wp-att-32483\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32483\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Somalia ayaa sheegtay, in ay baaritaanno ku billowday Xoolihii dhawaan laga soo celiyay Dalka Sacuudiga, kaddib Markii Dalka Sacuudigu ay sheegtay inay si KMG ah hakad u gelisay Xoolaha uga yimaada Soomaaliya. Wasiirka Xannaanada Xoolaha Somalia, Saciid Xuseen Ciid ayaa sheegay in baaritaanno ay ku ogaanayaan Cudurrada laga helay Xoolaha laga dhoofiyo Somalia ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32501,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32499","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32499","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32499"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32499\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32500,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32499\/revisions\/32500"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32501"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32499"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32499"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32499"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}