{"id":32496,"date":"2016-12-12T19:23:44","date_gmt":"2016-12-12T16:23:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32496"},"modified":"2016-12-12T19:26:13","modified_gmt":"2016-12-12T16:26:13","slug":"axaddii-shaley-oo-dhiigii-ugu-badnaa-ku-daatey-dalalka-yementurkimasariyo-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/axaddii-shaley-oo-dhiigii-ugu-badnaa-ku-daatey-dalalka-yementurkimasariyo-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Axaddii shaley oo Dhiigii ugu badnaa ku daatey dalalka Yemen,Turki,Masariyo Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ugu yaraan 142 qof ayaa lagu dilay boqolaal kalena waa lagu dhaawacay qaraxyo dalalka Yemen, Turkiga, Masar iyo Soomaaliya shalay Axadii min habeynkii Axadu soo galaysay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Miidaameyaal ayaa isku qarxiyay oo laayay ugu yaraan 50 askari oo Yemeniyiin ah Cadan. 29 qof ayaa qarax iyana lagu dilay Muqdisho Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">38 qof waxaa lagu dilay qaraxyo labo ahaa Istanbul Turkiga 25 qofna qarax ka dhacay Qaahira Masar.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dalka Yemen askarta ayaa miidaame isku qarxiyay goor ay sugayeen safna ugu jireen inay qaataan mushaarkooda. Ilo-wareed dawlada Yemen ay leedahay ayaa sheegay in ilaa 70 qof oo kale ay qaraxaa ku dhaawacmeen.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Daacish ayaa sheegatay inay ayadu ka dambeysay qaraxaa oo ka dhacay xero ciidan oo kutaal duleedka Cadan halka ciidamadaa la laayay ay ahaayeen kuwa dawlada isla markaana taabacsan xulafada Sacuudiga.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dhanka Turkiga dawlada Turkiga ayaa qaraxyadii habeenkii Axadu soo galaysay ka dhacay ku eedeysay jabhada PKK ee Kurdiyiinta Turkiga.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Toban qof oo laga shakiyay inay lug ku lahaayeen qaraxyadaa ka dhacay Istanbul ayaa la xiray.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Barasaabka Istanbul ayaa sheegay in 155 ay qaraxyada ku dhaawacmeen oo 19 ay dhaawacyo halis ah qabaan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Waxaanu mar kale goobjoog u noqonay halkaan Istanbul wajiga foosha xun ee argagaxa kaasoo wiiqa qaab kasta oo qiyam iyo wanaagyo leeyihiin.&#8221; Sidaa waxaa yiri madaxweynaha Turkiga Rajab Erdogan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Qofina waa inuusan ka shakin in aan argagaxa ka adkaan doono, inaanu ka adkaan doono kooxaha argagaxa, argagaxisoda iyo dabcan xoogagga ka dambeeya, idinka Alle.&#8221; Sidaana wuu raaciyay Erdogan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Soomaaliya meesha qaraxu ka dhacay waa agagaarka dekada Muqdisho waxaana qaraxaa sheegatay xarakada Al-Shabaab waxaana ku dhintay sida lasoo xusay ugu yaraan 29 qof.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Ugu yaraan 29 qof ayaa ku dhintay qaraxa 50 kalena waa ku dhaawacmeen&#8217;. Kolonel C\/Qaadir Faarax oo booliska ka tirsan ayaa sidaa u sheegay wakaalada wararka ee Reuters.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Masar halka qaraxa lala eegtay ayaa ah kaniisad ay leeyihiin qawmiyada Qibdhiyiinta\u00a0 dadka dhintay maahee sidoo kalena waxaa ku dhaawacmay ilaa 35 qof oo kale sida aanu kasoo xiganay taleefishinka dawlada ee Masar.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/hormuud-logo-7\/\" rel=\"attachment wp-att-32481\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32481\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-1-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-1-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-1-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/salaam-bank-33\/\" rel=\"attachment wp-att-32482\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32482\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/becco-30\/\" rel=\"attachment wp-att-32483\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32483\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/tabaarak-25\/\" rel=\"attachment wp-att-32484\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32484\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 142 qof ayaa lagu dilay boqolaal kalena waa lagu dhaawacay qaraxyo dalalka Yemen, Turkiga, Masar iyo Soomaaliya shalay Axadii min habeynkii Axadu soo galaysay. Miidaameyaal ayaa isku qarxiyay oo laayay ugu yaraan 50 askari oo Yemeniyiin ah Cadan. 29 qof ayaa qarax iyana lagu dilay Muqdisho Soomaaliya. 38 qof waxaa lagu dilay qaraxyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32498,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32496","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32496","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32496"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32496\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32497,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32496\/revisions\/32497"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32498"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32496"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32496"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32496"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}