{"id":32493,"date":"2016-12-12T18:56:41","date_gmt":"2016-12-12T15:56:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32493"},"modified":"2016-12-12T18:59:04","modified_gmt":"2016-12-12T15:59:04","slug":"dawladda-kenya-oo-dafirtey-la-wareegidda-ay-al-shabaab-la-wareegeen-ceelwaaq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dawladda-kenya-oo-dafirtey-la-wareegidda-ay-al-shabaab-la-wareegeen-ceelwaaq\/","title":{"rendered":"Dawladda Kenya oo dafirtey la wareegidda ay Al-shabaab la wareegeen Ceelwaaq."},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha booliska ee degmada Mandheera ee dalka Kenya ayaa sheegay in wararka sheegaya in xarakada Al-Shabaab ay qabsatay Ceelwaaq ay yihiin waxba kama jiraan.<\/p>\n<p>Mr Bernard Nyakwaka ayaa dafiray arinkaa asagoo bartiisa Twitter-ka ku qoray in xaalada degmadaasi ay daggan tahay.\u00a0 Si kastaba ha ahaatee taliyaha booliska ee Ceelwaaq Soomaaliya, Maxamed Cumar Guure ayaa sheegay in si kooban ay Al-Shabaab ula wareegtay magaalada kadibna ay isaga baxday.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in dhowr qof ay dhaawacmeen kadib markii rasaas badan ay ciidamada dawlada iyo Al-Shabaab ay isweydaarsadeen.<\/p>\n<p>Ciidamada dawlada Soomaaliya ayaa haatan sheegaya in ayagu ay haatan si buuxda gacanta ugu hayaan maamulka magaaladaasi xadka Kenya iyo Soomaaliya dhacda, dhanka Soomaaliya kadib markii xarakada Shabaab ay isaga baxday.<\/p>\n<p>Kolonel Warfaa Sheekh Aadan oo ka tirsan saraakiisha ciidamada dawlada federaalka ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in ciidamada Al-Shabaab ay gudaha u galeen Ceelwaaq Soomaaliya markii hore balse ay markiiba magaalada isaga baxeen.<\/p>\n<p>Xaalada magaalada Ceelwaaq ayuu sheegay inay haatan daggan tahay wax dhib ahna uusan iminka halkaa ka socon.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/hormuud-logo-7\/\" rel=\"attachment wp-att-32481\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32481\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-1-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-1-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-1-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/salaam-bank-33\/\" rel=\"attachment wp-att-32482\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32482\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/becco-30\/\" rel=\"attachment wp-att-32483\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32483\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/tabaarak-25\/\" rel=\"attachment wp-att-32484\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32484\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha booliska ee degmada Mandheera ee dalka Kenya ayaa sheegay in wararka sheegaya in xarakada Al-Shabaab ay qabsatay Ceelwaaq ay yihiin waxba kama jiraan. Mr Bernard Nyakwaka ayaa dafiray arinkaa asagoo bartiisa Twitter-ka ku qoray in xaalada degmadaasi ay daggan tahay.\u00a0 Si kastaba ha ahaatee taliyaha booliska ee Ceelwaaq Soomaaliya, Maxamed Cumar Guure ayaa sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32495,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32493","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32493","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32493"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32493\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32494,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32493\/revisions\/32494"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32495"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32493"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32493"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32493"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}