{"id":32490,"date":"2016-12-12T18:48:07","date_gmt":"2016-12-12T15:48:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32490"},"modified":"2016-12-12T18:49:24","modified_gmt":"2016-12-12T15:49:24","slug":"dagaal-yahanada-al-shabaab-oo-isaga-baxey-degmada-ceelwaaq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dagaal-yahanada-al-shabaab-oo-isaga-baxey-degmada-ceelwaaq\/","title":{"rendered":"Dagaal yahanada Al-shabaab oo isaga baxey Degmada Ceelwaaq."},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in ay isaga baxeen dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab kaddib weerar xalay ay ku qaadeen degmada.<\/p>\n<p>Saraakiisha ciidammada dowladda Soomaaliya ee ku sugan degmada Ceel-waaq ayaa warbaahinta u sheegay in hadda ciidammadooda gacanta ku hayaan degmada.<\/p>\n<p>Col Warfaa Sheekh Aadan oo ka mid ah saraakiisha ciidammada DF ayaa VOA u sheegay in Al-Shabaab ay gudaha u galeen degmada Ceelwaaq, balse\u00a0 markiiba ay isaga baxeen, waxaana uu intaa ku darray in is rasaaseyn aan badneyn ay dhaxmartay xoogagga magaalada gudaha u gallay iyo ciidammo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in hadda ay gacanta ku hayaan degmada Ceel Waaq ciidamada dowladda, xaaladana ay tahay mid degan.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa la sheegayaa inay ku sugan yihiin meel dibada ka ah Ceel Waaq, waxaana jirta cabsi laga qabo in weerar ku soo qaadaan.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, ilaa iyo hadda lama oga khasaaraha ka dhashay iska horimaadka dhaxmaray labada dhinac, waxaana ay dadka deegaanka sheegeen in la maqlayay rasaas aad u culus.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/hormuud-logo-7\/\" rel=\"attachment wp-att-32481\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32481\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-1-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-1-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-1-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/salaam-bank-33\/\" rel=\"attachment wp-att-32482\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32482\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/becco-30\/\" rel=\"attachment wp-att-32483\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32483\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dadka-dhirta-guba-oo-qaarkood-uu-xir-xirey-maamulka-gobolka-hiiraan\/tabaarak-25\/\" rel=\"attachment wp-att-32484\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32484\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in ay isaga baxeen dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab kaddib weerar xalay ay ku qaadeen degmada. Saraakiisha ciidammada dowladda Soomaaliya ee ku sugan degmada Ceel-waaq ayaa warbaahinta u sheegay in hadda ciidammadooda gacanta ku hayaan degmada. Col Warfaa Sheekh Aadan oo ka mid ah saraakiisha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32492,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32490","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32490","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32490"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32490\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32491,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32490\/revisions\/32491"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32492"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32490"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32490"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32490"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}