{"id":3248,"date":"2011-09-23T14:46:33","date_gmt":"2011-09-23T14:46:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3248"},"modified":"2011-09-23T14:46:33","modified_gmt":"2011-09-23T14:46:33","slug":"dameer-lagu-soo-xirey-waxyaabaha-qarxa-oo-ciidamada-ps-ta-ku-soo-bandhigeen-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/dameer-lagu-soo-xirey-waxyaabaha-qarxa-oo-ciidamada-ps-ta-ku-soo-bandhigeen-muqdisho\/","title":{"rendered":"Dameer Lagu Soo Xirey Waxyaabaha Qarxa Oo Ciidamada PS-ta Ku Soo Bandhigeen Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><\/p>\n<p>Hay\u2019adda Nabad Sgida \u00a0Dowlada TFG-da Soomaaliya Ee Loo Yaqaano PS-ta ayaa soo bandhigtey dameer laga soo raray waxyaabaha qarxa,Kaas oo ay sheegeen in ay soo adeegsadeen Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab Waa Sida ay Hadal U Dhigeenee<\/p>\n<p>Dameerka oo raran isla markaana Wada Bombooyinka gumaadi kara dad badan ayaa ciidanka PS-ta ku qabteen agagaarka <strong>Ex-Kontorool, Afgoye<\/strong><\/p>\n<p><strong>Ibrahim Cumar Aadan<\/strong> Oo Ah<strong>aa <\/strong>afhayeenka u hadley ciidamada PS-ta ayaa sheegay in dadka Soo Adeegsaday \u00a0ay u isticmaalayaan waddooyin iyo habab<\/p>\n<p>Dameerka ayaa waxaa ku xirnaa gaariga yar ee loo yaqaano gaari dameerka, waxaana wadey wiilal yaryar sida Uu Sheegay Afahayeenka U Hadlay Ciidamada PS-ta.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee hababka caynkan oo kale ah waxaa aad looga yaqaaney dalka Afqaanistaan kuwaas oo Mootooyin Dameero iyo weliba waxyaabo kale loo isticmaalo qaraxyada ismiidaaminta Noocaani oo kale ah.<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com Hay\u2019adda Nabad Sgida \u00a0Dowlada TFG-da Soomaaliya Ee Loo Yaqaano PS-ta ayaa soo bandhigtey dameer laga soo raray waxyaabaha qarxa,Kaas oo ay sheegeen in ay soo adeegsadeen Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab Waa Sida ay Hadal U Dhigeenee Dameerka oo raran isla markaana Wada Bombooyinka gumaadi kara dad badan ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3248","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3248","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3248"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3248\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3251,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3248\/revisions\/3251"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3248"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3248"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3248"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}