{"id":32475,"date":"2016-12-12T02:25:45","date_gmt":"2016-12-11T23:25:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32475"},"modified":"2016-12-12T03:22:39","modified_gmt":"2016-12-12T00:22:39","slug":"shir-uu-maanta-yeeshey-isbaheysiga-xisbiyada-siyaasada-soomaaliya-oo-qodobo-laga-soo-saarey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/shir-uu-maanta-yeeshey-isbaheysiga-xisbiyada-siyaasada-soomaaliya-oo-qodobo-laga-soo-saarey\/","title":{"rendered":"SHir uu maanta yeeshey Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasada Soomaaliya oo qodobo laga soo saarey."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-weight: 400;\">KU: Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya(Michael Keating)<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">KU: Ururka Midawga Yurub<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">KU: Ururka Midnimada Africa<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">KU: Ururka Jaamacadda Carabta<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">KU: Urur Goboleedka IGAD<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">OG: Gudiyada Doorashada Dadban ee heer Federal iyo Maamul goboleedyada<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">OG: Xeer illaaliyaha Guud ee Qaranka Soomaaliya<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">OG: Hanti dhawrka Guud ee Qaranka Soomaaliya<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">UJEEDO: Cabasho iyo Talo Soo jeedin ka dhan ah (DOORASHADA DADBAN EE DALKA KA DHACDEY)<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\"> \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Madaxda Xisbiyayada Siyaasada Soomaaliya oo ka kooban 33 Xisbi Siyaasadeed Madaxdooda Musharaxiin,Haween DHalinyaro Ganacsato iyo xubno siyaasiyiin lagu soo dulmey goboladii ay doorashadu ka socotey ayaa waxa ay isugu yimaadeen shir aykaga tashanayeen qaladaad iyo musuqmaasuq ku milmey dhammaan goobaha doorashada \u00a0kulanka ayaa waxaa shir gudoominayey Gudoomiyaha Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasada Soomaaliya Cali Maxamed Nuux Timajilic ayadood looga hadley arrimaha Doorashooyinka dadban ee gobolada Dalka qaarkood kasoo dhacey iyo Qaladaadka jira ayey dood iyo falanqeyn dheer kadib waxey isku raaceen Qodobada soo socda:-<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">1 Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasada Soomaaliyeed Markuu arkey Qaladaadka qaawan ee ka dhex dhacayey Maamul Goboleedyada doorashadu ka socotey,Markuu arkey in aaney jirin korjoogto iyo kormeerayaal madax banaan oo ku sugan goobaha doorashada,Markuu arkey in hey\u2019adaha Xeer illaalinta,Hanti dhawraha qaranka iyo Maxkamadihii dalka laga xayirey hawlahoodii dastuuriga ahaa waxaa si weyn \u00a0oo aan gambasho laheyn u baahey una dhacey MUSUQMAASUQ,WAX IS DABAMARIN,BOOB DHAC HANDADAAD IYO HANTIDA QARANKA OO SI KHALDAN LOOGU ADEEGSADEY DOORASHOOYINKA ,SIDAAS DARTEED WAXEY MADAXDA xISBIYADU Go\u2019aansadeen in aaney aqbalin natiijada doorashada hadii aan la sixin inta ay khuseyso qaladaadka aan kor kusoo sheegney.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">2 Madaxda Xisbiyada waxaa qaladaadkaas ugu astesan 74 kursi oo si qaldan uga soo kala baxey Maamulgoboleedyada Doorashadu ka socotey oo qaarkood dhiig lagu daadshey si loo maroorsado,qaarkood loo diidey in ay tartamaan dadkii xaqa u lahaa,qaarkood iyagoon warba u heyn lagu war geliyey in doorashadii looga adkaadey MAALIN JIMCE AH oo aaney dadka soomaaliyeed shaqeyn lagu yiri doorshadii wey dhacdey,kuwo wasiiro ahaa oo ergo ay u noqdeen Askartii illaada u ahaa,Gabdho beelihii ay ka dhasheen u qoondeeyeen kursi oo loo diidey ayna maanta ku fadhiyaan RAG kaliya,iyo Qaldaad ka waaweyn oo kale Sidaas awgeed waxey iyadana madaxda xisbiyadu isku raaceen in inta aan la qaban doorashada madaxda barlamaanka iyo tan madaxweynaha lagu noqdo oo la saxo xalaalnimada kuraasta aan kor kusoo sheegney.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">3 In beesha Caalamku ku qanciso madaxweynaha waqtigiisu dhamaadey in aanu xilka qaranka u tartamin oo laga hakiyo maadaama qaladaadka dhacey ee aan kor kusoo xusney uu isagu AABBE U YAHEY kana danbeeyo caddeynteedana la hayo.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">4 In shir deg deg ah ay isugu yimaadaan dhamaan musharaxiinta u sharaxan xilka Madaxweynaha dalka go\u2019aan mideysana ku qaataan sidii dalka loo badbaadin lahaa inta isaga u shaqeyneysa mooyaane isla markaa ay qaadacaan in ninkii qaladka geystey ay la tartamaan sidaasna ugu xalaaleeyaan wixii uu xaaraanta ku keeney..<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">5 Ugu danbeyntiina Madaxda isbaheysiga Xisbiyada Siyaasada Soomaaliya waxey adduunka iyo ganacsatada Soomaaliyeed ugu baaqeen in loosoo gurmado dadka abaaruhu saameeyeen ee biyo la\u2019aanta iyo shuban biyoodka u dhimanaya kadib markii ay cabeen biyo wasaqoobey XOOLIHIINA DHAAFEEN,dAWLADOODII IYO DADKII MASUULIYADU SAARNEYD KURSI AYEY KU MASHQUULEEN ee hala soo gaaro shacabka soomaaliyeed.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\"> WABILLAAHI TAWFIIQ<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">DHAMAAD.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/hormuud-logo-6\/\" rel=\"attachment wp-att-32319\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32319\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/salaam-bank-32\/\" rel=\"attachment wp-att-32320\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32320\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/becco-29\/\" rel=\"attachment wp-att-32321\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32321\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/tabaarak-24\/\" rel=\"attachment wp-att-32322\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32322\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\"> \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>KU: Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya(Michael Keating) KU: Ururka Midawga Yurub KU: Ururka Midnimada Africa KU: Ururka Jaamacadda Carabta KU: Urur Goboleedka IGAD OG: Gudiyada Doorashada Dadban ee heer Federal iyo Maamul goboleedyada OG: Xeer illaaliyaha Guud ee Qaranka Soomaaliya OG: Hanti dhawrka Guud ee Qaranka Soomaaliya UJEEDO: Cabasho iyo Talo Soo jeedin ka dhan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32477,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32475","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32475","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32475"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32475\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32479,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32475\/revisions\/32479"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32477"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32475"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32475"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32475"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}