{"id":32470,"date":"2016-12-11T22:45:18","date_gmt":"2016-12-11T19:45:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32470"},"modified":"2016-12-11T22:48:04","modified_gmt":"2016-12-11T19:48:04","slug":"maamulka-somaliland-oo-shirkadaha-isgaarsiinta-ka-mamnuucey-in-ay-gudbiyaan-fariimo-xayeysiis-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/maamulka-somaliland-oo-shirkadaha-isgaarsiinta-ka-mamnuucey-in-ay-gudbiyaan-fariimo-xayeysiis-ah\/","title":{"rendered":"Maamulka Somaliland oo shirkadaha isgaarsiinta ka mamnuucey in ay gudbiyaan fariimo xayeysiis ah."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Cismaan Saxardiid Caddaani ayaa amar ku soo Rogay in Shirkadaha Isgaadhsiinta Somaliland baahiyaan wax xayeysiis ah, maadaama oo aanay liisan u haysan, isla markaana aanay shaqadoodda ahayn in kaalinta warbaahinta qaataan.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafintu wuxuu xusay in hora uga hadleen, isla markaana imika ku Wargali-nayaan in ay ku eekaadaan shaqadoodda ay liisanka u haystaan ee Isgaadhsiinta.<\/p>\n<p>\u201cIsgaadhsiinta maaha warbaahin waxay liisamada ku haystaan waa telefoono, marka hore sharci daro tahay in ay ku baahiyaan shirkadaha Isgaadhsiinta haday tahay somtel ama haday tahay Telesom ama mid kalaba, hora waanu kula hadalnahay imika amar baan ku siinaynaa waxa weeyi hawshooda iyo shaqadooda maaha, sharcigii ay rusqadda ku qaateen bay jabinayaan, haday baahin tahay shirkaddo u furan iyo jaraa\u2019id baa furan xayeysiinta, iyagoo ( Shirkadaha isgaadhsiintu) oo lacagtii jeebka umadda ugala soo baxay oo aan waxba reebin haddii ay intii yarayd ee warbaahintana ku darsadaan waxaan leenahay waar dee raali ahaada\u201dayuu yidhi wasiir Cadaaani oo ka hadlayey fariimaha xayeysiinta ee shirkadaha isgaadhsiinta Somaliland u diraan dadweynaha.<\/p>\n<p>Dadweynaha, ayaa Khaatiyan ka taagan Farriimo ay Shirkaduhu u soo diraan dadweynaha, kuwaas oo wakhtiyadda habeenkii oo la hortadda dadka ku abuurta sas iyo Naxdin iyadoo wakhti dambe aad arkayso fariin hurdadda ka toosinaysa oo lagu soo dirayo.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/hormuud-logo-6\/\" rel=\"attachment wp-att-32319\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32319\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/salaam-bank-32\/\" rel=\"attachment wp-att-32320\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32320\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/becco-29\/\" rel=\"attachment wp-att-32321\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32321\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/tabaarak-24\/\" rel=\"attachment wp-att-32322\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32322\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Cismaan Saxardiid Caddaani ayaa amar ku soo Rogay in Shirkadaha Isgaadhsiinta Somaliland baahiyaan wax xayeysiis ah, maadaama oo aanay liisan u haysan, isla markaana aanay shaqadoodda ahayn in kaalinta warbaahinta qaataan. Wasiirka Warfaafintu wuxuu xusay in hora uga hadleen, isla markaana imika ku Wargali-nayaan in ay ku eekaadaan shaqadoodda ay liisanka u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32472,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32470","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32470","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32470"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32470\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32471,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32470\/revisions\/32471"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32472"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32470"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32470"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32470"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}