{"id":32463,"date":"2016-12-11T21:45:01","date_gmt":"2016-12-11T18:45:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32463"},"modified":"2016-12-11T21:50:10","modified_gmt":"2016-12-11T18:50:10","slug":"warar-dheeraad-ah-oo-kasoo-baxaya-qaraxii-saaka-ka-dhacey-dekedda-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/warar-dheeraad-ah-oo-kasoo-baxaya-qaraxii-saaka-ka-dhacey-dekedda-muqdisho\/","title":{"rendered":"Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya Qaraxii saaka ka dhacey Dekedda Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimashada weerar ismiidaamin ah oo maanta lagu qaaday xarunta waaxda canshuuraha dekeda Muqdisho, waxaa ay dhimashada gaartay ilaa iyo hadda 29 ruux sidda ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan booliiska.<\/p>\n<p><span id=\"newsdesktop1_lblcontent\"><span style=\"font-size: large;\">Col C\/qaadir Faarax ayaa u sheegay wakaalada wararka Reuters, in 29 ruux oo u badnaa dad rayid ah ku dhinteen weerarka, halka dhaawaca uu ka badan yahay 50 ruux oo qaarkood ay soo gaareen dhawacyo culus, kuwaa oo la dhigay goobaha caafimaadka Muqdisho.<\/span><\/span><\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay xarrakada Al-shabaab ayaa sheegay in ay weerarka ay la beegsadeen xarun ay\u00a0 lahaayeen ciidammada booliiska oo ku dhaw dekeda Muqdisho, iyaga oo dhinacooda sheegtay in ay ku dileen tiro ka badan inta ay xaqiijinayaan laamaha amniga dowladda.<\/p>\n<p>Weerarka saakay ka dhacay naxaawiga dekeda Muqdisho ayaa imanaya xili siddoo kale weerar loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay lagu bartilmaameedsaday maalintii shalay barkootarool oo ay ciidamada dowladda ku lahaayeen meel dulleedka ka ah Ex Koontarool Afgooye.<\/p>\n<p>Weeraradan oo dhan ayaa dhacaya xili qeybo ka mid ah dalka gaar ahaan caasimada Muqdisho ka soconayaan doorashooyinkii xubnaha aqalka hoose iyo sare.<br \/>\nwarsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/hormuud-logo-6\/\" rel=\"attachment wp-att-32319\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32319\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/salaam-bank-32\/\" rel=\"attachment wp-att-32320\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32320\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/becco-29\/\" rel=\"attachment wp-att-32321\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32321\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/tabaarak-24\/\" rel=\"attachment wp-att-32322\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32322\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimashada weerar ismiidaamin ah oo maanta lagu qaaday xarunta waaxda canshuuraha dekeda Muqdisho, waxaa ay dhimashada gaartay ilaa iyo hadda 29 ruux sidda ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan booliiska. Col C\/qaadir Faarax ayaa u sheegay wakaalada wararka Reuters, in 29 ruux oo u badnaa dad rayid ah ku dhinteen weerarka, halka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32465,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32463","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32463","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32463"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32463\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32466,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32463\/revisions\/32466"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32465"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32463"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32463"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32463"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}