{"id":32456,"date":"2016-12-11T20:23:11","date_gmt":"2016-12-11T17:23:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32456"},"modified":"2016-12-11T20:26:36","modified_gmt":"2016-12-11T17:26:36","slug":"puntland-oo-doorashadii-aqalka-hoose-maanta-dib-uga-billaabaneyso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/puntland-oo-doorashadii-aqalka-hoose-maanta-dib-uga-billaabaneyso\/","title":{"rendered":"Puntland oo doorashadii Aqalka hoose maanta dib uga billaabaneyso."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa goor-dhaweyd dib uga bilaabatay doorashadii Degmada Garoowe ee Xarunta Puntland, Doorashadii Xubnihii harsanaa ee Aqalka Hoose.<\/p>\n<p>Doorashada ayaa waxaa maanta loo tartamayaan 10-kursi oo ka mid ah 16-ka kursi ee har-sanaa, iyadoo kuraasta hartayna lagu tartami doono maalmaha soo socda, sida uu soo sheegayo Wariyaha HOL ee Punttand oo ku sugan xarunta doorashadu ay ka dhacayso.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Kuraasta harsan ee Aqalka Hoose ee Puntlanda ayaa waxaa laba kursi oo ka mid ah laalay beelihii loo qoondeeyay, kaddib markii la sheegay in labadan kursi ay ku tartami doonaan xubno haween ah.<\/p>\n<p>Doorasada Maanta dib uga billaabay Xarunta Puntland ee Garoowe ayaa kusoo beegmaysa iyadoo Hoggaanka Madasha Qaran ee Soomaaliya ay Go\u2019aamiyeen in 14-ka bishaan ay si dhameystiran Muqdisho u yimaadaan guud ahaan xubnaha Aqalka Hoose iyo kuwa Sare ee Baralaamanka si loo dhaariyo 15-ka bishan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Doorashada iyo Xubnaha kusoo baxa waxaad kula socon doontaan wararka soo socda ee WARSOM haddii ALLE ogolaado.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/hormuud-logo-6\/\" rel=\"attachment wp-att-32319\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32319\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/salaam-bank-32\/\" rel=\"attachment wp-att-32320\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32320\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/tabaarak-24\/\" rel=\"attachment wp-att-32322\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32322\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/becco-29\/\" rel=\"attachment wp-att-32321\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32321\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa goor-dhaweyd dib uga bilaabatay doorashadii Degmada Garoowe ee Xarunta Puntland, Doorashadii Xubnihii harsanaa ee Aqalka Hoose. Doorashada ayaa waxaa maanta loo tartamayaan 10-kursi oo ka mid ah 16-ka kursi ee har-sanaa, iyadoo kuraasta hartayna lagu tartami doono maalmaha soo socda, sida uu soo sheegayo Wariyaha HOL ee Punttand oo ku sugan xarunta doorashadu ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32458,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32456","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32456","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32456"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32456\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32457,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32456\/revisions\/32457"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32458"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32456"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32456"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32456"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}