{"id":32443,"date":"2016-12-11T18:53:11","date_gmt":"2016-12-11T15:53:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32443"},"modified":"2016-12-11T18:54:14","modified_gmt":"2016-12-11T15:54:14","slug":"qarax-khasaare-geystey-oo-dekedda-muqdisho-ka-dhacey-aroornimadii-maanta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/qarax-khasaare-geystey-oo-dekedda-muqdisho-ka-dhacey-aroornimadii-maanta\/","title":{"rendered":"Qarax khasaare geystey oo Dekedda Muqdisho ka dhacey aroornimadii maanta."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa goor dhaw ka dhacay meel aan ka fogey dekeda weyn ee Muqdisho qarax xoogan oo guud ahaanba laga wadda maqlay xaafadda magaalada Muqdisho ay ka kooban tahay.<\/p>\n<p>Warar hor dhac ah oo soo baxaya aya asheegaya in qaraxa uu ahaa mid loo\u00a0 adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha, waxaana jira khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh oo uu geystay.<\/p>\n<p>Qof ku sugnaa agagaarka halka halka uu qaraxa ka dhacay ayaa sheegay in qaraxa uu dhacay xilli dadka isku diyaarinayeen shaqada Dekada, isla markaana uu bilowday dhaq dhaqaaqa ganacsi ee ku yaala hareeraha Dekeda.<\/p>\n<p>Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxan uu gaar ahaan ka dhacay xarun boolis oo lagu qaado canshuuraha berriga oo ka soo hor-jeeda Dekeda Muqdisho.<\/p>\n<p>Gaadiidka gurmadka deg dega ayaa wada daabulida dadka waxyeelada kala duwan ka soo gaartay qaraxa saaka ka dhacay agagaarka Dekeda magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/hormuud-logo-6\/\" rel=\"attachment wp-att-32319\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32319\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/salaam-bank-32\/\" rel=\"attachment wp-att-32320\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32320\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/becco-29\/\" rel=\"attachment wp-att-32321\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32321\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/tabaarak-24\/\" rel=\"attachment wp-att-32322\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32322\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa goor dhaw ka dhacay meel aan ka fogey dekeda weyn ee Muqdisho qarax xoogan oo guud ahaanba laga wadda maqlay xaafadda magaalada Muqdisho ay ka kooban tahay. Warar hor dhac ah oo soo baxaya aya asheegaya in qaraxa uu ahaa mid loo\u00a0 adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha, waxaana jira khasaare dhimasho iyo dhaawacba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32445,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32443","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32443","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32443"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32443\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32444,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32443\/revisions\/32444"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32445"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32443"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32443"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32443"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}