{"id":32437,"date":"2016-12-10T18:45:22","date_gmt":"2016-12-10T15:45:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32437"},"modified":"2016-12-10T18:47:58","modified_gmt":"2016-12-10T15:47:58","slug":"suuq-ku-yaal-dalka-nigeria-oo-labo-haween-ahi-isku-qarxiyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/suuq-ku-yaal-dalka-nigeria-oo-labo-haween-ahi-isku-qarxiyeen\/","title":{"rendered":"Suuq ku yaal dalka NIGERIA oo labo haween ahi isku qarxiyeen."},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 31 qof ayaa ku geeriyooday qarax xoogan oo ka dhacay goob suuq ah oo ku taala dalka Nigaria ,iyadoo qaraxan ay fuliyeen labo dumar ah oo isku soo xiray waxyaabaha qarxa sida laga soo xigtay afhayeen u hadlay milatariga Nigeria.<\/p>\n<p>\u201cLabo qof oo Dumar ah ayaa isku qarxiyay gudaha suuq ay dad badan ku sugnaayeen \u201c ayaa lagu yiri qoraal la soo galiyay twitter-ka hay\u2019adda gar-gaarka deg-deg-ga ah ee dalkaas waxyar ka dib markii uu qaraxu dhacay.<\/p>\n<p>Dad ku sugan magaalada uu qaraxan ka dhacay oo lagu magacaabo Madagali oo ka tirsan ismaamulka Adamawa ayaa sheegay in qaraxan uu sababay khasaare dhaawac oo aad u tira badan.<\/p>\n<p>\u201cCiidamada amniga ayaa hadda gacanta ku haya halka ay wax ka dhaceen , ma jiraan khataro dhinaca \u00a0amniga ah xiligan la joogo \u201c ayuu yiri afhayeenka milatariga dalkaas Maj. Badare Akintoye oo la hadlay warbahinta gudaha.<\/p>\n<p>Madagali ayaa xad la leh maamul goboleedka Borno ,waana halka ay ka soo if baxeen kooxda Boko Haram ,waxaana magaalada ka jiray qaraxyo iyo afduubyo ,tan iyo markii malatariga uu la wareegay sanadkii 2015.<\/p>\n<p>Ugu danbayn ,odayaasha deegaanka uu qaraxa ka dhacay ayaa dowladda ugu baaqay in ciidamo dheeraad ah la keeno kaymaha Sambisa oo ku \u00a0dhow magaalada la weeraray ,waxaana la aaminsan-yahay \u00a0in halkaas ay saldhigyo \u00a0ku leeyihiin Boko-Haram.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/hormuud-logo-6\/\" rel=\"attachment wp-att-32319\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32319\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/salaam-bank-32\/\" rel=\"attachment wp-att-32320\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32320\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/becco-29\/\" rel=\"attachment wp-att-32321\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32321\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/tabaarak-24\/\" rel=\"attachment wp-att-32322\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32322\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 31 qof ayaa ku geeriyooday qarax xoogan oo ka dhacay goob suuq ah oo ku taala dalka Nigaria ,iyadoo qaraxan ay fuliyeen labo dumar ah oo isku soo xiray waxyaabaha qarxa sida laga soo xigtay afhayeen u hadlay milatariga Nigeria. \u201cLabo qof oo Dumar ah ayaa isku qarxiyay gudaha suuq ay dad badan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32439,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32437","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32437","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32437"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32437\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32438,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32437\/revisions\/32438"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32439"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32437"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32437"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32437"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}