{"id":32400,"date":"2016-12-08T20:52:20","date_gmt":"2016-12-08T17:52:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32400"},"modified":"2016-12-08T20:53:21","modified_gmt":"2016-12-08T17:53:21","slug":"millateriga-soomaaliya-oo-sheegey-in-ay-dileen-dad-ay-ku-tilmaameen-in-ay-al-shabaab-ahaayeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/millateriga-soomaaliya-oo-sheegey-in-ay-dileen-dad-ay-ku-tilmaameen-in-ay-al-shabaab-ahaayeen\/","title":{"rendered":"Millateriga Soomaaliya oo sheegey in ay dileen dad ay ku tilmaameen in ay AL-shabaab ahaayeen."},"content":{"rendered":"<p>Saraakiisha ciidammada dowladda ee ku sugan gobolka Baay ayaa warbaahinta u sheegay in ay dilleen tiro ka mid ah xoogagga Al-shabaab kaddib dagaal culus oo maanta ka dhacy dulleedka magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Gen Ibraahim Yaroow oo ah taliyaha qeybta Lixdanaad ee ciidammad xoogagga dalka Soomaaliya ayaa warbaahinta u sheegay in ay dileen 10 ka mid dagaalamayaasha Al-shabaab oo kaddib weerar lagu qaaday saldhig ciidammada dowladda ku lahaayeen deegaanka Goofgaduud oo qiyaastii 30km u jirta Baydhabo.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa sheegay in deegaannadii lagu dagaalamay ay hadda gacanta ku hayaan ciidammada dowladda, islamarkaana soconayaan baaritaanno aya wadaan ciidammada militariga.<\/p>\n<p>Ilaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhinac xarrakada Al-shabaab oo la xiriira dagaal maanta ka dhacay deegaanka Goofgaduud.<br \/>\nwarsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/hormuud-logo-6\/\" rel=\"attachment wp-att-32319\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32319\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/salaam-bank-32\/\" rel=\"attachment wp-att-32320\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32320\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/becco-29\/\" rel=\"attachment wp-att-32321\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32321\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/tabaarak-24\/\" rel=\"attachment wp-att-32322\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32322\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiisha ciidammada dowladda ee ku sugan gobolka Baay ayaa warbaahinta u sheegay in ay dilleen tiro ka mid ah xoogagga Al-shabaab kaddib dagaal culus oo maanta ka dhacy dulleedka magaalada Baydhabo. Gen Ibraahim Yaroow oo ah taliyaha qeybta Lixdanaad ee ciidammad xoogagga dalka Soomaaliya ayaa warbaahinta u sheegay in ay dileen 10 ka mid dagaalamayaasha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32402,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32400","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32400","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32400"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32400\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32401,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32400\/revisions\/32401"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32402"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32400"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32400"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32400"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}