{"id":32397,"date":"2016-12-08T20:39:19","date_gmt":"2016-12-08T17:39:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32397"},"modified":"2016-12-08T20:40:37","modified_gmt":"2016-12-08T17:40:37","slug":"ururka-suxufiyiinta-puntlandmap-oo-cambaareeyey-wariye-jirdil-iyo-handadaad-garoowe-loogu-geystey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ururka-suxufiyiinta-puntlandmap-oo-cambaareeyey-wariye-jirdil-iyo-handadaad-garoowe-loogu-geystey\/","title":{"rendered":"Ururka Suxufiyiinta Puntland(MAP) oo cambaareeyey wariye jirdil iyo handadaad Garoowe loogu geystey."},"content":{"rendered":"<p>Ururka suxufiyiinta Puntland ee MAP ayaa si kulul u cambaareeyay Fal Gacan ka hadal iyo hanjaabaad isugu jira oo lagula kacay wariye ka tirsan wargayska iyo mareegta Horseed oo kamid ah warbaahinada ka howl-gala Puntland.<\/p>\n<p>Ururka Map ayaa war uu soo saaray ku sheegay \u00a0inay ogaysiiyeen laamaha Ciidamadda Amniga Puntland, iyo taliyaha Ciidanka booliska Puntland \u00a0dareenkooda la xiriira kiiskan, iyaga weydiistay in baaritaan lagu sameeyo falkan oo ka hor-imaanay xoriyad-da muwaadinka iyo waliba saxafiga.<\/p>\n<p>&#8216; Dowladda iyo hay\u2019adaha amniga waxaa saaran waajib Dastuuri ah, inay dhawraan, ixtiraamaan, ilaaliyaan, kor u qaadaan xuquuqda iyo xorriyaadka asaasiga ah ee Dastuurka, oo ay ku jirto xorriyadda iyo madaxbannaanida saxaafadda \u2018&#8217; \u00a0ayuu yiri Guddoomiyaha \u00a0Ururka MAP Faysal Khaliif Barre<\/p>\n<p>&#8221; Haddii ayn shirkaduhu ku qanacsanayn \u00a0eedaha maqaalka, taasi \u00a0micnaheedu ma aha inay \u00a0weeraraan wariyaha. Waxaa haboonayd in aan gacan ka hadal loo badalin wixii tabasho ah ee jira \u201d ayuu sii raaciyay Faysal Khaliif Barre.<\/p>\n<p>Wariyaha la weeraray oo WARSOM la hadlay ayaa sheegay in maalintii isniintii ee toddobaadkii hore uu weerar gacan ka hadal ah ku soo qaaday Ganacsade John Yardi Warsame oo ah mulkiilaha shirkadda Dhismaha ee Al-Baashit, isagoo xiligaas marayay wadada ka dambaysa Garoonka ciyaaraha ee Magaaladda Garoowe<\/p>\n<p>\u201c Ninka lagu magacaabo John Yardi oo Wata baabuur Mark II, oo uu weheliyo Nin kale, ayaa i dhaafay, kadibna wuu istaagay, baabuurka ayuuna dib u soo celiyay, wuxuuna iigu yeeray magacayga, kadibna baabuurka ayuu ka soo degay. wuxuu iigu hanjabay inuu i dilayo, ka dibna wuxuu Wajiga dhinaca bidix igaga dhuftay Feer, waxaana qabtay oo dajiyay, oo baabuurka ku celiyay ninkii kale ee La socday\u201d \u00a0 ayuu yiri wariye Cumar Dheere.<\/p>\n<p>\u201c20 daqiiqo ka dib waxaa soo wacay Gaar Yaasiin Axmed oo ah mulkiilaha shirkada Dhismaha ee ILGAR, wuxuuna iigu hanjabay in Toddobo Xabo igu dhufanayo, islamarkaana ii soo dirayo \u00a0dhalinyaro Madaxa iga toogata\u201d ayuu yiri Cumar Dheere.<\/p>\n<p>18 Bishii December, waxaa wargayska Horseed oo ka soo baxay magaalada Garoowe ku soo baxay maqaal looga hadlay Musuq-maasuqa Qandaraasyada iyo Iibka ee Puntland ka jira, kaasi oo isugu jiray Xogo iyo warbixino laga soo ururiyay musuq-maasuq hareeyay hay\u2019adda qandaraas-yada Puntland.<\/p>\n<p>Ugu danbayn Cumar Siciid Maxamed oo kamid ah saxafiyiinta Puntland ayaa dalbaday in cadaalad lagu dhameeyo danbiga laga galay ,waxaana uu ugu baaqay dowlad-da in aysan baal-marin waajibaadka ka saaran xoriyad-da muwaadinka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/hormuud-logo-6\/\" rel=\"attachment wp-att-32319\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32319\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/salaam-bank-32\/\" rel=\"attachment wp-att-32320\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32320\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/becco-29\/\" rel=\"attachment wp-att-32321\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32321\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/tabaarak-24\/\" rel=\"attachment wp-att-32322\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32322\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka suxufiyiinta Puntland ee MAP ayaa si kulul u cambaareeyay Fal Gacan ka hadal iyo hanjaabaad isugu jira oo lagula kacay wariye ka tirsan wargayska iyo mareegta Horseed oo kamid ah warbaahinada ka howl-gala Puntland. Ururka Map ayaa war uu soo saaray ku sheegay \u00a0inay ogaysiiyeen laamaha Ciidamadda Amniga Puntland, iyo taliyaha Ciidanka booliska Puntland [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32399,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32397","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32397","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32397"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32397\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32398,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32397\/revisions\/32398"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32399"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32397"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32397"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32397"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}