{"id":32394,"date":"2016-12-08T20:09:02","date_gmt":"2016-12-08T17:09:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32394"},"modified":"2016-12-08T20:10:04","modified_gmt":"2016-12-08T17:10:04","slug":"duleedka-baydhabo-oo-dagaal-culus-ku-dhexmarayo-ciidamada-dawladda-iyo-kuwa-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/duleedka-baydhabo-oo-dagaal-culus-ku-dhexmarayo-ciidamada-dawladda-iyo-kuwa-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Duleedka Baydhabo oo dagaal culus ku dhexmarayo Ciidamada Dawladda iyo kuwa Al-shabaab."},"content":{"rendered":"<p>Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidammada dowladda iyo xoogagga Al-shabaab ayaa goor dhaw oo maanta ah ka qarxay deegaan dulleedka ka xiga magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.<\/p>\n<p>Dagaalka oo goor dhaw oo saakay ah bilaawday ayaa ka danbeeyay weerar xoogagga Al-shabaab ku soo qaadeen saldhig ciidammada dowladda ay ku leeyihiin deegaanka Goofgaduud oo ah halka lagu dagaalamayo.<\/p>\n<p>Dhinacaya iska soo horjeeda\u00a0 oo adeegsanaya hub kala duwan ayaa saameynta dagaalka dhaxmaraya waxaa siweyn looga dareemay magaalada Baydhabo oo ay ka socdaan dhaqdhaqaaqyo ciidan oo loogu gurmanayo ciidammada dowladda ee la dagaalamaya Al-shabaab.\\<\/p>\n<p>Ma&#8217;aha markii ugu horeysay oo siddan oo kale ciidammada dowladda iyo Al-shabaab ugu dagaalamaan deegaanka Goofgaduud, hasse ahaatee dagaalkan ayaa ka mid ah dagaaladii ugu culsaa ee waayadan ka dhaca halkaa.\\<\/p>\n<p>Xoogagga Al-shabaab oo wali maamula qeybo ka mid ah gobollada Baay iyo Bakool ayaa inta badan weeraro ku qaada fariisimaha ciidammada dowladda,iyadoo dhawaan ay isaga baxeen ciidamadii Itoobiya ee sheega in ay Amisom ka tirsanyihiin.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/hormuud-logo-6\/\" rel=\"attachment wp-att-32319\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32319\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/salaam-bank-32\/\" rel=\"attachment wp-att-32320\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32320\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/becco-29\/\" rel=\"attachment wp-att-32321\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32321\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/tabaarak-24\/\" rel=\"attachment wp-att-32322\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32322\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidammada dowladda iyo xoogagga Al-shabaab ayaa goor dhaw oo maanta ah ka qarxay deegaan dulleedka ka xiga magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Dagaalka oo goor dhaw oo saakay ah bilaawday ayaa ka danbeeyay weerar xoogagga Al-shabaab ku soo qaadeen saldhig ciidammada dowladda ay ku leeyihiin deegaanka Goofgaduud oo ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32395,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-32394","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32394","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32394"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32394\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32396,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32394\/revisions\/32396"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32395"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32394"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32394"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32394"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}