{"id":32382,"date":"2016-12-08T18:26:43","date_gmt":"2016-12-08T15:26:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32382"},"modified":"2016-12-08T18:28:37","modified_gmt":"2016-12-08T15:28:37","slug":"gabar-soomaali-xildhibaanad-mareykan-noqotey-oo-sheegtey-in-nin-tagsiile-ah-handadey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gabar-soomaali-xildhibaanad-mareykan-noqotey-oo-sheegtey-in-nin-tagsiile-ah-handadey\/","title":{"rendered":"Gabar Soomaali Xildhibaanad Mareykan noqotey oo sheegtey in nin tagsiile ah Handadey."},"content":{"rendered":"<p>Darawal\u00a0tagsi ayaa Ilhaan Cumar oo ah gabar Soomaali ah oo dhawaan senetka Mareykanka loo doortay ku yiri hadalo Islaam nacayb ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ilhaan Cumar ayaa qaxooti ahaan kusoo gashay Minnesota Mareykanka sanado badan ka hor dabadeedna dadaal dheer kadib doorashadii dhaweyd loo doortay inay xubin ka noqoto senetka Mareykanka. Waxay noqotay qofkii ugu horeeyay ee dumar ah hadana Muslim ah ee ka noqda Mareykanka <em>senator<\/em>.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sida ay boggeeda facebook ku qortay wade tagsi ay raacday ayaa ku yiri erayo ka dhan ah Muslimiinta shalay mar ay dooneysay inay meel ka mid ah Washington DC oo baryahaan ay hawlo u joogtay ay ku gaadho.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dabcan aqoon uma uusan lahayn Ilhaan Cumar iyo inay tahay qof loo doortay senetka Mareyknaka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxay sheegtay inuu yiri &#8216;waxaad ka mid tahay Daacish xijaabka ayaana kaa siibayaa&#8217;.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxay sheegtay inay walbahaar ka qaaday oraahdaa Muslimiin nacaybka ah ee darawalku kuyiri.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Hadii senetor sidaa loola dhaqmaayo dadka caadiga ah ee Muslimiinta ah gaar ahaan Soomaalida maxaad moodaa?<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/hormuud-logo-6\/\" rel=\"attachment wp-att-32319\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32319\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/salaam-bank-32\/\" rel=\"attachment wp-att-32320\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32320\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/becco-29\/\" rel=\"attachment wp-att-32321\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32321\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/tabaarak-24\/\" rel=\"attachment wp-att-32322\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32322\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Darawal\u00a0tagsi ayaa Ilhaan Cumar oo ah gabar Soomaali ah oo dhawaan senetka Mareykanka loo doortay ku yiri hadalo Islaam nacayb ah. &nbsp; Ilhaan Cumar ayaa qaxooti ahaan kusoo gashay Minnesota Mareykanka sanado badan ka hor dabadeedna dadaal dheer kadib doorashadii dhaweyd loo doortay inay xubin ka noqoto senetka Mareykanka. Waxay noqotay qofkii ugu horeeyay ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32384,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32382","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32382","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32382"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32382\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32383,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32382\/revisions\/32383"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32384"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32382"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32382"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32382"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}