{"id":32377,"date":"2016-12-07T23:06:43","date_gmt":"2016-12-07T20:06:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32377"},"modified":"2016-12-07T23:08:23","modified_gmt":"2016-12-07T20:08:23","slug":"sawirka-maanta-iyo-amiinarts-oo-aan-soo-qaadaneymaandeeq-halka-ay-ku-danbeyso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/sawirka-maanta-iyo-amiinarts-oo-aan-soo-qaadaneymaandeeq-halka-ay-ku-danbeyso\/","title":{"rendered":"Sawirka maanta iyo Amiinarts oo aan soo qaadaney(maandeeq halka ay ku danbeyso)"},"content":{"rendered":"<p>Sawirka maanta iyo Amiin arts ayaan waxaan soo qaadaney Hashii Maandeeq oo ay ku habsadeen ama ku fariisteen 7 ruux oo mid kastaaba si arxan daro ah uu halbawlaha u jarayo,waxaan aad ula yaabey kan hashii inta uu qoorta uga fariistey mindida uu dhiiguu difleeyahey hadan daabka sii heysta oo ciil usii qaba.<\/p>\n<p>Kan labaad waa nin gaajo iska riixey,calool weyn xaasidnimo darteed hashii Maandeeq yiri Caanaheeda uma baahni ee waa in aan cirbad Sun ah ku mudaa Hashaan aad nagu wareeriseen ileen isagu wa calooshi la ciyaare.<\/p>\n<p>Kan sadexaad waa kan labadan u loogey Maandeeq oo intuu madaxa ka fuuley ayuu Indhihii iyo maskaxdii Maandeeq ku socon laheyd meel ka dhigey madoobeeyey oo malaasey,mar hadii ay labadaa weydeyna in ay meel ku dhacdoo dawac iyo habar dugaag isugu timaado ayey Caasha dhulka u dhigtey.<\/p>\n<p>Marka laga soo tago sadexdaa nin afarta kale waa Raq joogayaal midba halka ay Maandeeq uga soo hagaagto ayuu daab caddiisa la abbaarey si uu wax uun uga goosto iyagoon dan qaran iyo mid guud meel iska dhigey,waana sawir si fiican u iftiiminaya waxna uga sheegaya marxalada maanta dalku marayo,marka siyaasadiisa la eego anagoo leh Mahadsanid AMIINARTS.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/sawirka-maanta-iyo-amiinarts-oo-aan-soo-qaadaneymaandeeq-halka-ay-ku-danbeyso\/sawirka-maanta\/\" rel=\"attachment wp-att-32378\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32378\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/sawirka-maanta-150x150.jpg\" alt=\"sawirka-maanta\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/sawirka-maanta-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/sawirka-maanta-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/sawirka-maanta-iyo-amiinarts-oo-aan-soo-qaadaneymaandeeq-halka-ay-ku-danbeyso\/sawirka-maanta\/\" rel=\"attachment wp-att-32378\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32378\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/sawirka-maanta-150x150.jpg\" alt=\"sawirka-maanta\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/sawirka-maanta-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/sawirka-maanta-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sawirka maanta iyo Amiin arts ayaan waxaan soo qaadaney Hashii Maandeeq oo ay ku habsadeen ama ku fariisteen 7 ruux oo mid kastaaba si arxan daro ah uu halbawlaha u jarayo,waxaan aad ula yaabey kan hashii inta uu qoorta uga fariistey mindida uu dhiiguu difleeyahey hadan daabka sii heysta oo ciil usii qaba. Kan labaad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32381,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32377","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32377","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32377"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32377\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32380,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32377\/revisions\/32380"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32381"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32377"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32377"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32377"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}