{"id":32374,"date":"2016-12-07T22:09:43","date_gmt":"2016-12-07T19:09:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32374"},"modified":"2016-12-07T22:15:21","modified_gmt":"2016-12-07T19:15:21","slug":"soomaalida-degan-minnesota-oo-ku-baaqey-in-loo-istaago-dadka-abaaruhu-waxyeeleeyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/soomaalida-degan-minnesota-oo-ku-baaqey-in-loo-istaago-dadka-abaaruhu-waxyeeleeyeen\/","title":{"rendered":"Soomaalida degan Minnesota oo ku baaqey in loo istaago dadka Abaaruhu waxyeeleeyeen."},"content":{"rendered":"<p>Jaaliyada Soomaaliyeed ee Gobolka Minnesota iyo Hay&#8217;ada Read Horn of Africa REED oo Shir jaraa&#8217;id Wadajir ugu Qabtay Minneapolis uga hadlay Xaaladda adag ee abaaraha ka taagan Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta Labadaan dhinac, ayaa ugu baaqay Ummadda Soomaaliyeed in ay gacan u fidiyaan dadka ay abaaruhu wax-yeelleeyeen.<\/p>\n<p>Shirka jaraa\u2019id waxaa ka hadlay, Culammada, Wax-garadka, odayaasha iyo dhallinyarada waxayna dhamaantood si wadajir ah baaq ugu direen Bulshada Soomaaliyeed inay is-gar-gaaraan oo loo kaco sidii loo caawin lahaa dadka ay abaaruhu saameeyeen.<\/p>\n<p>Xubnihii shirka jaraa\u2019id ka hadlay waxaa ka mid ahaa; Muuse Galac oo diray Baaq Qayla-dhaan ah oo la xiriira guud ahaan Soomaalida, gaar ahaan kuwa Qurbaha jooga ee Awooda in ay Walaalahood Soomaaliyeed Taakuleeyaan. Waxaana Erayadii Qiirada lahaa ka mid ahaa; &#8220;Walaalayaal ka dhiidhiya waxa maanta dhacaya Soomaaliya.&#8221;<\/p>\n<p>Muuse Galac oo ka mid ahaa odayaal-dhaqameedka Soomaaliyeed ee dalkan Maraykanka sida weyn looga Qaddariyo ayaa intaas ku daray, Aabbayaalkiin, Hooyooyinkiin iyo Asal-kiinnii badidood ayaa meesha ku dayacan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Mas\u2019uuliyiintii ka hadashay madasha ayaa cabiray Xaaladda adag ee Abaaraha iyo Muhiiimadda ay leedahay Taakuleynta iyo in la Gacan Qabto Dadka Soomaaliyeed ee Musiibadaas ay heshay.<\/p>\n<p>Abaarahaan oo kala dar-daran ayaa soo Noq-noqday Sannadihii ugu dambeeyay, ujeeddada Shirkaan jaraa\u2019idna wuxuu ahaa u Dan-qashada iyo Taakulaynta Maatada Soomaaliyeed ee Abaaruhu ay saameeyeen.<\/p>\n<p>Hay&#8217;ada Read Horn of Africa, Waa mid aan faa&#8217;iido doon ahayn oo ku hawlan horumarinta Wax-barashada ubadka Soomaaliyeed, isla markaana kaalmaysa Dadka Tabaaleysan, Gaar ahaan dadka abaaruhu ay aafeeyeen ayaa balan-qaaday inay gaarsiin doonto Kaalmooyinka soo gaara, waxaana magaca REED ku hadlay Bile Sugule oo ka mid ah Madaxda Hayadda.<\/p>\n<p>Ugu dmbeyn, Xubnihii Goobtaas ka hadlay ee Arrintaan u soo istaagay inay baaqaan dadka Gaarsiinayaan ayaa kala ahaa; Cabdiraxmaan Dalmar, Shiikh C\/risaaq Xaashi, Sh. C\/risaaq Sancaani, Maxamed Maxamuud [Abgaalow], Liban Adan, Khaalid Maxamed iyo C\/risaaaq Sugulle.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/hormuud-logo-6\/\" rel=\"attachment wp-att-32319\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32319\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/salaam-bank-32\/\" rel=\"attachment wp-att-32320\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32320\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/becco-29\/\" rel=\"attachment wp-att-32321\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32321\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/tabaarak-24\/\" rel=\"attachment wp-att-32322\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32322\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jaaliyada Soomaaliyeed ee Gobolka Minnesota iyo Hay&#8217;ada Read Horn of Africa REED oo Shir jaraa&#8217;id Wadajir ugu Qabtay Minneapolis uga hadlay Xaaladda adag ee abaaraha ka taagan Soomaaliya. Mas\u2019uuliyiinta Labadaan dhinac, ayaa ugu baaqay Ummadda Soomaaliyeed in ay gacan u fidiyaan dadka ay abaaruhu wax-yeelleeyeen. Shirka jaraa\u2019id waxaa ka hadlay, Culammada, Wax-garadka, odayaasha iyo dhallinyarada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32376,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32374","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32374","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32374"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32374\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32375,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32374\/revisions\/32375"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32376"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32374"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32374"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32374"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}