{"id":32371,"date":"2016-12-07T21:53:26","date_gmt":"2016-12-07T18:53:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32371"},"modified":"2016-12-07T21:58:29","modified_gmt":"2016-12-07T18:58:29","slug":"kulan-wadatashi-musuqa-doorashooyinka-oo-lagu-qirey-in-koow-noqotey-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/kulan-wadatashi-musuqa-doorashooyinka-oo-lagu-qirey-in-koow-noqotey-galmudug\/","title":{"rendered":"Kulan wadatashi Musuqa doorashooyinka oo lagu qirey in koow noqotey GALMUDUG."},"content":{"rendered":"<p>Kulan looga hadlayay is-hor-taaggii lagu sameeyay doorashadii xildhibaanimo ee Caasho Xaaji Cilmi, ayaa shalay lagu lagu qabtay Muqdisho, Taasoo ay ka Qayb-galeen Mas\u2019uuliyiin kala duwan oo isugu jiray Rag iyo Haween.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuilyiintii ka hadlay kulanka, waxaa ka mid ahaa; Bashiir Max\u2019ed Aadan, Cabdulaahi Cilmi Xuseen, C\/kariin Axmed Maxamuud, Saciid Siyaad Shirwac, Xaawo Xuseen Cilmi, Caasho Xaaji Cilmi, Cabdi Maxamed Axmed-Nuur iyo Nabad-doon Maxamed C\/qaadir Geelle.<\/p>\n<p>Iyadoo dhamaan dadka goobta isugu yimid ay qireen in caddaalad darada ka dhacdey Galmudug in ay tahey tan lambarka koowaad heleysa marka loo eego doorashooyinka gobolada ka dhacey ayna noqoneyso mid mahadho ku reebta dadka deegaanka iyo beelaha kasoo jeeda maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>\u201cWaxaanu kalan la yeelanay Madaxweynaha Galmudug, C\/kariin Xuseen Guuleed, isagoo nagu yiri; Kugsiga Gabadha Beesha Saleebaan Gacanteyda ayuu ku jiraa, Aniga ayaana ka gaaraya go\u2019aan,\u201d ayuu kulankaan ka yiri Bashiir Maxamed Aadan oo ka mid ahaa xubnihii ka hadlay kulankaas.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Bashiir ayaa sheegay in Guuleed uu ka dhego-adaygay in Caasho Xaaji Cilmi la siiyo, Markii cid walba ay arintan kala hadashay, isagoo ku baaqay in Beesha Caalamka, Soomaalida oo dhan iyo ciddii wax-garata inay taaageero siiyaan gabadha.<\/p>\n<p>Danka kale, Waxaa Kulankan ka hadashay Caasho Xaaji Cilmi oo sheegtay in Caddaalad-darrada ku dhacday ay dad badan ku dhacday, oo aysan keligeed ahayn. Waxayna sheegtay in loo baahan yahay in la fahmo in mas\u2019uuliyiiinta Galmudug iyo Guddiga Doorashada ay yihiin kuwo kala gadan.<\/p>\n<p>\u201cInnagu, Waxaan haysannay Taageerada Shacabka Deegaannada Galmudug, laakiin haddii aan haysan lahayn Taageerada dadka dhibaatadaan nagu dhacday kama aanan soo kacneen. Waayo dadka cadowga ah ee Doorashada innaga Hor-joogsaday Dhibaato intaas ka badan ayay noo geysan lahaayeen haddii aanan taageerada bulshada haysan,\u201d ayay hadalkeeda ku dartay Caasho X. Cilmi, iyadoo xustay in si wanaagsan loo qadariyay intii ay ku sugunayd Cadaado.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Caasho Xaaji ayaa sheegtay in ay ka sugayso Guddiga Xallinta Khliaafaadka ee Doorashooyinka Dadban oo ah Maxkamaddii ugu sarreysay in ay Cadaalad-darradii ka dhacday Cadaado ka cadaalad falaan, Waanan Rajeynayaa inay cadaaladda marin doonaan arrintaan.<\/p>\n<p>\u201cAnigu ma doonayo inaan ku fariisto kursi dhiig leh, ALLE ayaana ka magan-galay inaan ku fariisto. Maanta in doorasho laga hadlo macno weyn ayay ii sameynaysaa, mana aqbali doonno in dad gaar ah ay dantooda ku furshadaan danahooda gaarka ah,\u201d ayay hadalkeeda ku dartay Caasho Xaaji Cilmi.<\/p>\n<p>Ugu dameyntii, Caasho Xaaji Cilmi ayaa sheegtay in dhawr iyo toban Doorasho ay Goob-jooge ka ahayd, Innaguna waxaana diirada saaraynay mar walba in doorashooyinku ay ku dhacdo si Cadaalad ah oo aanay ku jirin Nin jecelaysi iyo eex.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/hormuud-logo-6\/\" rel=\"attachment wp-att-32319\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32319\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/salaam-bank-32\/\" rel=\"attachment wp-att-32320\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32320\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/becco-29\/\" rel=\"attachment wp-att-32321\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32321\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/tabaarak-24\/\" rel=\"attachment wp-att-32322\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32322\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan looga hadlayay is-hor-taaggii lagu sameeyay doorashadii xildhibaanimo ee Caasho Xaaji Cilmi, ayaa shalay lagu lagu qabtay Muqdisho, Taasoo ay ka Qayb-galeen Mas\u2019uuliyiin kala duwan oo isugu jiray Rag iyo Haween. Mas\u2019uuilyiintii ka hadlay kulanka, waxaa ka mid ahaa; Bashiir Max\u2019ed Aadan, Cabdulaahi Cilmi Xuseen, C\/kariin Axmed Maxamuud, Saciid Siyaad Shirwac, Xaawo Xuseen Cilmi, Caasho [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32373,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32371","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32371","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32371"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32371\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32372,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32371\/revisions\/32372"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32373"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32371"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32371"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32371"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}