{"id":32366,"date":"2016-12-07T21:20:27","date_gmt":"2016-12-07T18:20:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32366"},"modified":"2016-12-07T21:25:47","modified_gmt":"2016-12-07T18:25:47","slug":"dhul-gariir-sababey-dhimasho-dhaawac-iyo-burbur-oo-ka-dhacey-dalka-indonisiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dhul-gariir-sababey-dhimasho-dhaawac-iyo-burbur-oo-ka-dhacey-dalka-indonisiya\/","title":{"rendered":"Dhul Gariir sababey Dhimasho DHaawac iyo Burbur oo ka dhacey Dalka INDONISIYA."},"content":{"rendered":"<p>Dhul-gariir ku dhuftay Gobolka Aceh ee Waddanka Indonesia, ayaa dilay ugu yaraan 97-qof, sida ay sheegeen Saraakiisha Millateriga Dalkaas.<\/p>\n<p>Cabirka dhul-gariirka, ayaa waxaa lagu Qiyaasay 6.5 Rector, Dhismeyaal badan ayaa Bur-buray, waxaana laga cabsi qabaa in aydad badan ku hoos xayiran yihiin burburka hoostiisa.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan dhul-gariirka waxaa illaa hadda ku dhintay 97 ruux, waxaana laga baqdin qabaa in tirade dhimashadu ay intaas ka sare marto,\u201d ayay qaar ka mid ah saraakiisha Millateriga Indonesia u sheegeen Warbaahinta.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dhul-gariir-sababey-dhimasho-dhaawac-iyo-burbur-oo-ka-dhacey-dalka-indonisiya\/masjid-indonisiya\/\" rel=\"attachment wp-att-32367\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32367\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/MASJID-INDONISIYA-150x150.jpg\" alt=\"masjid-indonisiya\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/MASJID-INDONISIYA-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/MASJID-INDONISIYA-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Sidoo kale, Taliyaha Ciidamada Millateriga Gobolka Aceh, ayaa Waraysi uu bixiyay oo si Toos ah looga baahiyay TV-ga, Wuxuu ku sheegay in tirada Dhimashadu ay sii kordhayso weli.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay hay&#8217;ada Musiibooyinka ee waddanka Indonesia ayaa sheegtay in tiro ka badan 200 oo Dukaamo iyo Guryo isugu jira ay dhulgariirkaan ku burbureen, kuwaasoo ay ku jiraan 14 Masaajid. Isbitaal iyo iskuul ayaa sidoo kale waxyeelo wayn soo gaartay.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Sanadkii 2004-tii ayaa dhul-gariir badda hoosteeda ka dhacay oo ku dhuftay Xeebaha Gobolka Aceh, ayaa Sababay Tsunami Waxaana Dalka Indonesia oo kali ah kaga dhintay 160,000 oo qof.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/hormuud-logo-6\/\" rel=\"attachment wp-att-32319\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32319\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/salaam-bank-32\/\" rel=\"attachment wp-att-32320\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32320\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/becco-29\/\" rel=\"attachment wp-att-32321\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32321\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/becco-29\/\" rel=\"attachment wp-att-32321\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32321\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhul-gariir ku dhuftay Gobolka Aceh ee Waddanka Indonesia, ayaa dilay ugu yaraan 97-qof, sida ay sheegeen Saraakiisha Millateriga Dalkaas. Cabirka dhul-gariirka, ayaa waxaa lagu Qiyaasay 6.5 Rector, Dhismeyaal badan ayaa Bur-buray, waxaana laga cabsi qabaa in aydad badan ku hoos xayiran yihiin burburka hoostiisa. \u201cWaxaan dhul-gariirka waxaa illaa hadda ku dhintay 97 ruux, waxaana laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32370,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32366","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32366","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32366"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32366\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32369,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32366\/revisions\/32369"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32370"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32366"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32366"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32366"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}