{"id":32335,"date":"2016-12-06T20:30:21","date_gmt":"2016-12-06T17:30:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32335"},"modified":"2016-12-06T20:33:00","modified_gmt":"2016-12-06T17:33:00","slug":"doorashadii-aqalka-hoose-ee-dirta-waqooyi-oo-la-sheedgey-in-ay-ka-billaabatey-gaadiika-boliska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/doorashadii-aqalka-hoose-ee-dirta-waqooyi-oo-la-sheedgey-in-ay-ka-billaabatey-gaadiika-boliska\/","title":{"rendered":"Doorashadii Aqalka hoose ee Dirta Waqooyi oo la sheedgey in ay ka billaabatey Gaadiika Boliska."},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaare ku-xigeenka xukuumada Soomaaliya Max&#8217;ed Cumar Carte ayaa noqday xildhibaankii ugu horeeyay ee ku soo baxa doorashada xubinnimada aqalka hoose ee gobollada W\/qooyi Soomaaliland ku matallaya baarlamaanka federaalka ee cusub.<\/p>\n<p>Waxaa is maan dhaaf ka jiraa halka saxda ah ee doorashada beelaha dirta waqooyi ka dhaceyso iyadoo uu shaley RW Cumar C\/rashiid uu soo saarey go&#8217;aan tilmaamaya in doorashada Dirta waqooyi ka dhici doonto Xalane ayaa hadana waxaa maanta la maqlayaa in doorashadii billaabatey ayna soo baxeen labadii xubnood ee ugu horeeyey xubnahaa aqalka hoose ee dirta waqooyi.<\/p>\n<p>Doorashad Max&#8217;ed Cumar Carte oo ugu guuleystay musharixiin la tartamayay 47 cod, waxaa ku dhawaaqay guddoomiyaha guddiga doorashada.<\/p>\n<p>Waxaa uu uga mahad celiyay guushiisa ergooyinka doortay, waxaana uu ammaan u jeediyay howsha ay hayaan guddiga doorashooyinka iyo ciidamada amniga.<\/p>\n<p>Doorashadan ayaa imaneysa xili ra&#8217;iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya uu ku baaqay in doorashada xubnaha ka soo jeeda Somaliland lagu\u00a0 qabto xarunta Xalane, waxaana baaqaa ra&#8217;iisal wasaaraha ka jawaabay Max&#8217;ed Cumar Carte.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa ku faraxsannahay in doorashada aysan ka dhicin meel ciidamo ajnabi ah joogaan, waxaa amniga sugaya waa ciidammo Soomaaliyeed, ayuu yiri Max&#8217;ed Cumar Carte.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, doorashada dhowr kuraas kale ayaa lagu wadaa inay goor dhow ka dhacdo xarunta Gaadiidka Booliska, iyadoo kuraasta qaar ay ku tartamayaan Xubno horay xildhibaano iyo Wasiiro u soo noqday.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/hormuud-logo-6\/\" rel=\"attachment wp-att-32319\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32319\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/salaam-bank-32\/\" rel=\"attachment wp-att-32320\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32320\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/becco-29\/\" rel=\"attachment wp-att-32321\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32321\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/tabaarak-24\/\" rel=\"attachment wp-att-32322\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32322\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaare ku-xigeenka xukuumada Soomaaliya Max&#8217;ed Cumar Carte ayaa noqday xildhibaankii ugu horeeyay ee ku soo baxa doorashada xubinnimada aqalka hoose ee gobollada W\/qooyi Soomaaliland ku matallaya baarlamaanka federaalka ee cusub. Waxaa is maan dhaaf ka jiraa halka saxda ah ee doorashada beelaha dirta waqooyi ka dhaceyso iyadoo uu shaley RW Cumar C\/rashiid uu soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32337,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32335","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32335","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32335"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32335\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32336,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32335\/revisions\/32336"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32337"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32335"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32335"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32335"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}