{"id":32332,"date":"2016-12-06T19:54:52","date_gmt":"2016-12-06T16:54:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32332"},"modified":"2016-12-06T19:56:04","modified_gmt":"2016-12-06T16:56:04","slug":"nadaafadda-magaalada-gaarisa-oo-loo-qori-doono-boolaal-dhalinyaro-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/nadaafadda-magaalada-gaarisa-oo-loo-qori-doono-boolaal-dhalinyaro-ah\/","title":{"rendered":"Nadaafadda Magaalada Gaarisa oo loo qori doono Boolaal dhalinyaro ah."},"content":{"rendered":"<p>-Boqolaal dhallinyaro ah ayaa laga hawlgalin doonaa Gaarisa si ay nadaafada uga shaqeeyaan magaaladaa oo ah xarunta gobolka Waqooyi-bari Kenya.<\/p>\n<p>In ka badan 9 boqol oo dhallinyaro ah ayaa nadaafada inay ka shaqeeyaan loo diiwaan galinayaa iminka kuwaasoo sidoo kalena ka shaqeyn doona barnaamijka xoojinta dhallinyarada ee NYS. Shalay ayaa mashruuc amuurtaa kusaabsan waxaa daah furay madaxweyne ku-xigeenka Kenya\u00a0 William Ruto.<\/p>\n<p>30 malyan oo shilinka Kenya ah ayuu sheegay in arinkaa loo meel dhigi doono 3da bilood ee soo socda.<\/p>\n<p>Ruto ayaa dadka deegaanka ah u ballan qaaday in qarashkaa lasiin doono dhallinyarada aana la musuqmaasuqi doonin.<\/p>\n<p>\u201cWaxaanu meel dhignay nidaam adag oo shilin walba u xisaabsan yahay .\u201d\u00a0 Sidaa ayuu yiri madaxweyne ku-xigeenka Kenya\u00a0 William Ruto.<\/p>\n<p>Wasiirada Dhallinyarada dawlada qaran ee Kenya Sicily Kariuki ayaa iyana xaadir ku ahayd Gaarisa shalay ayada iyo madaxweyne ku-xigeenka Kenya\u00a0 William Ruto waxayna sheegtay in barnaamijkaasi uu ku dhiirigalin doono dhallinyarada inay wax meel dhigtaan.<\/p>\n<p>Dawladda iyo Maamulka Gobolka Gaarisa ayey waxey fursad shaqo uga dhigayaan hawlihii dawlada hoose ee magaaladu qaabilsaneyd iyagoo dhanka kale ka illaalinaya dhalinyarada in Ururka dagaalyahanada Al-shabaab uusan dhalinyarada u qoran ciidamada taas oo la oran karo maahan mid dhalinyarada gobolku ku qanci doonaan oo ay uga maarmi karaan shaqo la&#8217;aanta heysata dhalinyarada iskuulada dhameeyey ee baagamuudada la fadhiya derbiyada.<\/p>\n<p>Boqolkiiba soddon wixii barnaamijkaa ay ka helaan kadib markii ay shaqeeyaan ayaa loo keydin doonaa si hadhoow dambe mustaqbalka lacagtaasi ay u anfacdo ayaga.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/hormuud-logo-6\/\" rel=\"attachment wp-att-32319\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32319\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/salaam-bank-32\/\" rel=\"attachment wp-att-32320\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32320\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/becco-29\/\" rel=\"attachment wp-att-32321\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32321\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/tabaarak-24\/\" rel=\"attachment wp-att-32322\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32322\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>-Boqolaal dhallinyaro ah ayaa laga hawlgalin doonaa Gaarisa si ay nadaafada uga shaqeeyaan magaaladaa oo ah xarunta gobolka Waqooyi-bari Kenya. In ka badan 9 boqol oo dhallinyaro ah ayaa nadaafada inay ka shaqeeyaan loo diiwaan galinayaa iminka kuwaasoo sidoo kalena ka shaqeyn doona barnaamijka xoojinta dhallinyarada ee NYS. Shalay ayaa mashruuc amuurtaa kusaabsan waxaa daah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32334,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32332","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32332","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32332"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32332\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32333,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32332\/revisions\/32333"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32334"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32332"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32332"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32332"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}