{"id":32326,"date":"2016-12-06T18:53:38","date_gmt":"2016-12-06T15:53:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32326"},"modified":"2016-12-06T18:54:52","modified_gmt":"2016-12-06T15:54:52","slug":"heyadda-bisha-cas-ee-icrc-oo-soo-saartey-warbixin-la-xiriirta-jirdilka-ka-dhaca-caalamka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/heyadda-bisha-cas-ee-icrc-oo-soo-saartey-warbixin-la-xiriirta-jirdilka-ka-dhaca-caalamka\/","title":{"rendered":"Hey&#8217;adda Bisha cas ee ICRC oo soo saartey warbixin la xiriirta  Jirdilka ka dhaca Caalamka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Hayada samafalka ee ICRC sidoo kalena loo yaqaano Laanqeyrta Cas ayaa soo bandhigtay warbixin ku saabsan jirdilka loo geysto dadka dalal badan taasoo xogteeda laga soo kala uruurshay dalal badan oo colaado ka jiraan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\"><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"http:\/\/hiiraan.com\/images\/2016\/Dec\/2016126636165840818717564PC056639.JPG\" \/><\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Shir lagu soo bandhigaayay warbixnta ayaa lagu qabtay Nairobi caasimada Kenya kaasoo ay kasoo qeyb galeen masuuliyiin ka socday hayadaha samafalka iyo bahda saxaafada. Shirkaa ayaa ka dhacay xafiiska ICRC ee magaalada Nairobi, waa xafiiska ICRC ee arimaha Soomaaliya qaabilsan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\"><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"http:\/\/hiiraan.com\/images\/2016\/Dec\/2016126636165841275805635PC056642.JPG\" \/><\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Agaasime-ku-xigeenka ICRC u qaabilsan arimaha Afrika, Patrick Youssef ayaa soo jeediyay qodobo kookooban oo kusaabsan warbixinta kuwaasoo ahaa nuxurka warbixinta.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\"><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"http:\/\/hiiraan.com\/images\/2016\/Dec\/2016126636165841718164723PC056643.JPG\" \/><\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">&#8216;Talobixino kusaabsan sidii ay wax uga baddali lahaayeen darafyada colaadaha kulugta leh maahan waxa diirada lagu saaray balse in la ogaado heerka jirdilka ee dalalka colaaduhu saameeyeen&#8217;, ayuu yiri\u00a0 Patrick Youssef asagoo ka jawaabayay su&#8217;aal bahda saxaafada ee Hiiraan Online ay weydiisay kuna saabsanayd ilaa xad inta heerka dadaalka ICRC uu dhan yahay si wixii talo bixino ah oo ay soo jeediso aan marfashka loogu halmaamin baddalkii la hirgalin lahaa.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\"><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"http:\/\/hiiraan.com\/images\/2016\/Dec\/2016126636165842277604394PC056644.JPG\" \/><\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Warbixinta ayaa waxaa kujirta xog laga soo uruurshay 17,000\u00a0 oo qof oo kunool 16 dal oo caalamka ah oo ay kujraan Koofur Suudaan iyo Nigeria, Yemen, Suuriya, Ciraaq, iyo Afghanistan.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/hormuud-logo-6\/\" rel=\"attachment wp-att-32319\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32319\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/salaam-bank-32\/\" rel=\"attachment wp-att-32320\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32320\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/becco-29\/\" rel=\"attachment wp-att-32321\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32321\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/tabaarak-24\/\" rel=\"attachment wp-att-32322\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32322\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hayada samafalka ee ICRC sidoo kalena loo yaqaano Laanqeyrta Cas ayaa soo bandhigtay warbixin ku saabsan jirdilka loo geysto dadka dalal badan taasoo xogteeda laga soo kala uruurshay dalal badan oo colaado ka jiraan. Shir lagu soo bandhigaayay warbixnta ayaa lagu qabtay Nairobi caasimada Kenya kaasoo ay kasoo qeyb galeen masuuliyiin ka socday hayadaha samafalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32328,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32326","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32326","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32326"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32326\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32327,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32326\/revisions\/32327"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32328"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32326"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32326"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32326"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}