{"id":32318,"date":"2016-12-06T18:40:10","date_gmt":"2016-12-06T15:40:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32318"},"modified":"2016-12-06T18:42:22","modified_gmt":"2016-12-06T15:42:22","slug":"ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/","title":{"rendered":"Ergeyga QM ee Soomaaliya Keating oo sheegey in aan la aqbali karin dib u dhac doorashada gud.barlamanka iyo tan M\/weynaha."},"content":{"rendered":"<p>Wakiilka xog-hayaha guud ee QM Micheal Keating ayaa war\u00a0 ka soo saaray doorashada guddoomiyaha baarlamaanka iyo tan madaxweynaha ee Soomaaliya, isaga oo ka digay in doorashada mar kale dib u dhacdo.<\/p>\n<p>Danjire Keating, ayaa soo jeediyay digniin ah in sanadka cusub aysan gaarin doorashada madaxweynaha iyo gudoonka baarlamaanka Soomaaliya, maadaama marar badan dib u dhac uu ku yimid doorashada sanadkaan.<\/p>\n<p>Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, ayaa shaaciyay inay haboon tahay doorashada inay dhacdo ka hor sanadka cusub ee \u00a02017.<\/p>\n<p>Micheal Keating ayaa ku baaqay in si dhaqso ah loo xaliyo\u00a0 tabashada maamulka Puntland uu ka qabo doorashada xildhibaanada aqalka sare ee gobolada waqooyi taasi oo uu ku tilmaamay inay dib u dhac kale keeni karto.<\/p>\n<p>Dhinaca kale wuxuu si dadban u sheegay in beesha caalamka aysan ka niyad jabi doonin doorashada haddii ay gaarto sanadka cusub ee 2017.<\/p>\n<p>Inta badan Qaladaadka iyo dib u dhacyada doorashada soomaaliya ayaa waxaa eed weyn ku leh sida ay sheegayaan siyaasiyiin fara badan wakiilka qaramada midoobey Meachel Keating iyo kuwa loogu yeero beesha caalamka waxeyna ka baaqsadeen waxyaabo badan oo horumarka doorashada la xiriira waana mida keentey in gees ka geed laga cawdo doorashada waxa loogu yeerey ayuu yiri mid kamid ah siyaasiyiinta soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, wakiilka xog-hayaha guud ee QM ayaa ugu baaqay madaxda maamul goboleedyada inay saxiixaan xildhibaanada lasoo dhameystiray si ay doorashada madaxweynaha iyo gudoonka baarlamaanka ugu gudbaan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/hormuud-logo-6\/\" rel=\"attachment wp-att-32319\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32319\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/salaam-bank-32\/\" rel=\"attachment wp-att-32320\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32320\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/becco-29\/\" rel=\"attachment wp-att-32321\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32321\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ergeyga-qm-ee-soomaaliya-keating-oo-sheegey-in-aan-la-aqbali-karin-dib-u-dhac-doorashada-gud-barlamanka-iyo-tan-mweynaha\/tabaarak-24\/\" rel=\"attachment wp-att-32322\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32322\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakiilka xog-hayaha guud ee QM Micheal Keating ayaa war\u00a0 ka soo saaray doorashada guddoomiyaha baarlamaanka iyo tan madaxweynaha ee Soomaaliya, isaga oo ka digay in doorashada mar kale dib u dhacdo. Danjire Keating, ayaa soo jeediyay digniin ah in sanadka cusub aysan gaarin doorashada madaxweynaha iyo gudoonka baarlamaanka Soomaaliya, maadaama marar badan dib u dhac [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32325,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32318","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32318","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32318"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32318\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32324,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32318\/revisions\/32324"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32325"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32318"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32318"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32318"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}