{"id":32307,"date":"2016-12-05T20:35:18","date_gmt":"2016-12-05T17:35:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32307"},"modified":"2016-12-05T20:43:33","modified_gmt":"2016-12-05T17:43:33","slug":"xasan-sheekh-maxamuud-oo-kismaayo-maanta-lagu-soo-dhaweeyey-iyo-sababta-booqashada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/xasan-sheekh-maxamuud-oo-kismaayo-maanta-lagu-soo-dhaweeyey-iyo-sababta-booqashada\/","title":{"rendered":"Xasan SHeekh Maxamuud oo Kismaayo maanta lagu soo dhaweeyey iyo sababta booqashada."},"content":{"rendered":"<p>Wafdigan oo uu horkacay Madaxweeynaha waqtigiisa dhamaaday ee Soom\u00e1aliya Mudane Xasan Sheekh Max\u2019uud, haatanna ah musharax u taagan in uu markale xilkaasi qabto ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo, ayadoo markii uu kasoo dagay garoonka ay si diiran ugu soo dhaweyeay madaxweeynaha Jubaland, kuxigeennadiisa, xubno ka tirsan labada gole ee Jubaland, xubno ka tirsan\u00a0 labada aqal ee baarlamanka dalka ee dhawaan lagu doortay Kismaayo, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Kismaayo.<\/p>\n<p>Madaxweeynaha ayaa markii uu soo dagay salaam sharaf ka gudoomay ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka Soomaaliya, waxaana intaa kadib uu madaxweeynuhu salaam la dhexqaaday qeybihii kala duwanaa ee bulshada ee halkaasi kusoo dhaweeyay.<\/p>\n<p>Masuuliyiintan ayaa intaa kadib qeybta nasashada ee garoonka Kismaayo warbaahinta kula hadlay, waxaana ugu horeyn halkaasi ka hadlay Madaxweeynaha maamul goboleedka Jubaland Axmed Max\u2019ed Islaam, isagoo sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay in ay magaalada Kismaayo kusoo dhaweeyaan madaxweeynaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweeyne Xasan Sheekh oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in uu ka mahadcelinayo sida diiran ee loo soo dhaweeyay, isagoo sheegay in uu ku faraxsanyahay horumarka iyo isbadalka ka jira Jubaland, isagoo sheegay in arrin lagu farxo ay tahay in Kismaayo ay maanta kamid tahay magaalooyinka sida weyn uu uga socdo ololaha doorasho ee dalka.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in ujeedada imaatinkiisu qeyb ka tahay ololihiisa doorashada, isagoo xusay in inta uu joogo Kismaayo uu kulammo la qaadan doono madaxda Jubaland iyo weliba mudanayaasha labada aqal ee dalka ee dhawaan lagu doortay Kismaayo.<\/p>\n<p>Magaalada Kismaayo ayaa waxaa mudooyinkii u danbeeyay soo gaarayay musharixiinta u tartameeysa xilka madaxweeynaha dalka, waxaana musharixiinta ilaa hadda KIsmaayo soo gaaray kamid ah Raysul wasaaraha dalka Cumar C\/rashiid Cali Sharmaake, Musharax Siciid C\/dullaahi Daani, C\/raxmaan C\/shakuur, Cali Xaaji Warsame, Max\u2019ed Axmed Nuur Tarsan iyo Musharax Jibriil Ibraahim C\/dulle.<br \/>\nwarsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/32205\/hormuud-logo-5\/\" rel=\"attachment wp-att-32206\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32206\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/32205\/salaam-bank-31\/\" rel=\"attachment wp-att-32207\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32207\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/32205\/becco-28\/\" rel=\"attachment wp-att-32208\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32208\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/32205\/tabaarak-23\/\" rel=\"attachment wp-att-32209\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32209\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdigan oo uu horkacay Madaxweeynaha waqtigiisa dhamaaday ee Soom\u00e1aliya Mudane Xasan Sheekh Max\u2019uud, haatanna ah musharax u taagan in uu markale xilkaasi qabto ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo, ayadoo markii uu kasoo dagay garoonka ay si diiran ugu soo dhaweyeay madaxweeynaha Jubaland, kuxigeennadiisa, xubno ka tirsan labada gole ee Jubaland, xubno ka tirsan\u00a0 labada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32309,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32307","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32307","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32307"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32307\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32308,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32307\/revisions\/32308"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32309"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32307"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32307"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32307"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}