{"id":32286,"date":"2016-12-05T17:47:40","date_gmt":"2016-12-05T14:47:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32286"},"modified":"2016-12-05T17:49:37","modified_gmt":"2016-12-05T14:49:37","slug":"aqoon-yahanno-soomaali-ah-oo-dalka-masar-u-tagey-wacyi-galin-dhanka-tahriibka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/aqoon-yahanno-soomaali-ah-oo-dalka-masar-u-tagey-wacyi-galin-dhanka-tahriibka-ah\/","title":{"rendered":"Aqoon yahanno Soomaali ah oo dalka Masar u tagey wacyi galin dhanka Tahriibka ah."},"content":{"rendered":"<p>Ayadoo ay soo badanayaan Soomaalida tahriibka ah ee doomaha ka raaca xeebaha Masar ayaa aqoonyahano Soomaali ah waxay wacyi galin ka dhan ah tahriibka u tageen dalkaasi Masar.<\/p>\n<p>Soomaali badan una badan dhallinyaro ayaa dhawaan doomo ka raacay xeebaha Masar kuwaasoo qaar ay badda ku qaraqmeen. Masar ayaa waxaa u socdaala Soomaali u badan dhallinyaro kuwaasoo doonaya inay kasii safraan ayagoo inta badan nafafyaalkooda ku biimeeya badda.<\/p>\n<p>Dadkaa aqoonyahanada ah ee wacyigalinta halkaa ujoogaa ayaa la filayaa in ay wax ka baddalaan fikradaha halista ah ee dhallinyarada Soomaaliyeed ay ku doonayaan inay nafafyaalkooda ku halligaan.<\/p>\n<p>Sanadkaan oo qura boqolaal ayaa galay Talyaaniga laakiin boqolaal ama xataa kumanaan ayaa badda ku haftay maadaama doomo jilicsan ay saarnaayeen kuwaasoo la buux dhaafshay.<\/p>\n<p>Dadka badda ku dhintay ayaa doonayay inay galaan Yurub si ay nolol wanaagsan halkaa uga helaan laakiin waa wax aanan la hubin xataa inay ka helayaan nolol wacan Yurub.<\/p>\n<p>Cid u xaqiijin karta inay Yurub ka helayaan waxa ay ku tamaniyayaan ayaan jirin maadaama Yurub iminka muhaajiriinta ay u caal weyday dhibaatooyin badan oo dhanka ijtimaaciga ahna ay ka jiraan.<\/p>\n<p>Bishii Nofeembar ee sanadkaan oo qura weeye waxa IOM \u00a0ay tebisay in boqolaal muhaajiriin ah oo dalalka Afrika kasoo jeeda ay badda Liibiya iyo Talyaaniga u dhexeysa ay ku wafaadeen.<\/p>\n<p>Badda Masarna waxaa ku dhintay muhaajiriin ay Soomaali kujireen halka Soomaali badana burcad qawleysato ah ay kalyaha iyo xubno kale oo jirka ah ay kala baxeen.<\/p>\n<p>19kii Nofeembar dooni ayaa markii ay dagtay kadib waxaa lasoo helay meydadka 133 qof oo muhaajiriin ahaa badda Burqa Rashiid, Degmada Rosetta, oo u jirta 250km Qaahira.<\/p>\n<p>Isla waqtigaa ayaa IOM ay sheegtay in ilaa 3200 oo muhaajiriin ah ay ku dhinteen badda Mediterranean oo qura sanadkaan 2016.<\/p>\n<p>Waxaa jiray war naxdin leh oo muujiyay qoys dhan oo aabe, hooyo iyo carruurtood ka koobnaa oo xubnaha jirkooda si arxan darro ah loola baxay dalkaasi Masar.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/32205\/hormuud-logo-5\/\" rel=\"attachment wp-att-32206\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32206\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/32205\/salaam-bank-31\/\" rel=\"attachment wp-att-32207\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32207\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/32205\/becco-28\/\" rel=\"attachment wp-att-32208\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32208\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/32205\/tabaarak-23\/\" rel=\"attachment wp-att-32209\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32209\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ayadoo ay soo badanayaan Soomaalida tahriibka ah ee doomaha ka raaca xeebaha Masar ayaa aqoonyahano Soomaali ah waxay wacyi galin ka dhan ah tahriibka u tageen dalkaasi Masar. Soomaali badan una badan dhallinyaro ayaa dhawaan doomo ka raacay xeebaha Masar kuwaasoo qaar ay badda ku qaraqmeen. Masar ayaa waxaa u socdaala Soomaali u badan dhallinyaro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32288,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32286","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32286","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32286"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32286\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32287,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32286\/revisions\/32287"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32288"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32286"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32286"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32286"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}