{"id":32275,"date":"2016-12-04T23:03:41","date_gmt":"2016-12-04T20:03:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32275"},"modified":"2016-12-04T23:04:50","modified_gmt":"2016-12-04T20:04:50","slug":"muqdisho-iyo-jawhar-oo-maanta-lagu-doortey-qaar-kamid-ah-xildhibaanada-aqalka-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/muqdisho-iyo-jawhar-oo-maanta-lagu-doortey-qaar-kamid-ah-xildhibaanada-aqalka-hoose\/","title":{"rendered":"Muqdisho iyo Jawhar oo maanta lagu doortey Qaar kamid ah xildhibaanada Aqalka hoose."},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo \u00a0wali gobollada dalka ka socdaan doorashooyinka xubnaha aqalka hoose, ayaan lagu doortay magaalooyinka Muqdisho iyo jowhar xubno ka mid noqonaya baarlamaanka cusub ee ee sanadkan 2016ka.<\/p>\n<p>Magaalada Muqdisho doorasho qeyb ka aheyd kuraasta beellaha Banaadiriga ayaa waxaa ku soo baxay labo xubnood oo kala ah Jeylaani Nuur Iikar guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamaanka waqtigiisa dhamaaday iyo Faadumo Axmed Nuur oo wareegii ugu danbeeyay ee doorashada heshay dhamaanba codadkii ay dhiibteen ergada.<\/p>\n<p>Dhinaca magaalada Jowhar waxaa xubinnimada aqalka hoose ku guuleystay xildhibaannada kala ah Eng C\/qaadir Caraboow iyo Khaliif Cabdi Cumar oo horay guddooomiye ku-xigeen uga soo noqday gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Maalmaha soo socda ayaa lagu waddaa in gabi ahaanba la soo gabagabeeyo doorashooyinka xubnaha aqalka hoose ee ka soconaya gobollada dalka qaarkood,\u00a0 hasse ahaatee waxaa wali harsan doorashada xubnaha labada aqal ee gobollada W\/qooyi oo wali khilaaf uu ka taagan yahay waxaana jira kuwo badan oo leysku heysto intooda badana waxaa gacanta ku haya Gudiga khillaafaadka oo gacan saar hoose la leh gudiga doorashada dadban kuwaasoo labadooduba ku yimid magacaabida Xasan SHeekh ee aan aheyn gudiyo dadka soomaaliyeed ka tashadeen oo dhex dhexaad ah.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/32205\/hormuud-logo-5\/\" rel=\"attachment wp-att-32206\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32206\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/32205\/salaam-bank-31\/\" rel=\"attachment wp-att-32207\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32207\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/32205\/becco-28\/\" rel=\"attachment wp-att-32208\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32208\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/32205\/tabaarak-23\/\" rel=\"attachment wp-att-32209\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32209\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo \u00a0wali gobollada dalka ka socdaan doorashooyinka xubnaha aqalka hoose, ayaan lagu doortay magaalooyinka Muqdisho iyo jowhar xubno ka mid noqonaya baarlamaanka cusub ee ee sanadkan 2016ka. Magaalada Muqdisho doorasho qeyb ka aheyd kuraasta beellaha Banaadiriga ayaa waxaa ku soo baxay labo xubnood oo kala ah Jeylaani Nuur Iikar guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamaanka waqtigiisa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32277,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32275","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32275","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32275"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32275\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32276,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32275\/revisions\/32276"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32277"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32275"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32275"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32275"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}