{"id":32272,"date":"2016-12-04T22:21:10","date_gmt":"2016-12-04T19:21:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32272"},"modified":"2016-12-04T22:29:24","modified_gmt":"2016-12-04T19:29:24","slug":"odayaasha-dhaqanka-beelaha-reer-waqooyi-oo-kasoo-hor-jeestey-habka-loo-maamuley-xubnihii-ay-labada-aqal-ku-lahaayeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/odayaasha-dhaqanka-beelaha-reer-waqooyi-oo-kasoo-hor-jeestey-habka-loo-maamuley-xubnihii-ay-labada-aqal-ku-lahaayeen\/","title":{"rendered":"Odayaasha dhaqanka Beelaha Reer waqooyi oo kasoo hor jeestey habka loo maamuley xubnihii ay labada aqal ku lahaayeen."},"content":{"rendered":"<p>Odayaasha-dhaqanka ,Wax-garadka iyo Siyaasiyiinta Saddex beelood oo ka mid ah Beelaha Wuqooyiga Somalia ka soo jeeda, ayaa si weyn ugu soo Hor-jeestay qaabka ay Xubno kasoo jeeda Beesha Isaaq u Maamuleen Kuraastii ay ku lahaayeen Aqallada Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wax-garadkan oo kasoo kala jeeda; Beelaha Guda-biirse,Ciise iyo Faqi-shinni, ayaa waxay ku eedeeyay Shan xubnood oo ka mid ah Toddobada Xubnood ee Guddiga Fulinta Aqalka sare ee baarlamaanka ee Gobollada Waqooyi at ka kooban yihiin ay Musuq-maasuqaan ku kaceen.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Odayaashan iyo Wax-garadkan oo la hadlayay Warbaahinta, ayaa sheegay inay Shantaas Xubnood diideen in wax Wada-tashi ah la yeeshaan Xubnaha kale ee kasoo jeeda beelahan, Iyagoo xusay in Liiska Musharraxiinta Aqalka Sare ee Beelaha Reer Wuqooyiga Somalia ay iskood u gudbiyeen.<\/p>\n<p>\u201cFalkan wuuu Xad-gudub ku yahay shuruucda doorashooyinka, dastuurka dalka, xuquuqda iyo sharafta beelaha wax wada leh,\u201c ayay ka sheegeen siyaasiyiinta iyo wax-garadka kulan ay Muqdisho ku yeesheen.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Waxay Xuseen inuu Fashil ku yimid Musharraxiintii Xubnaha Aqalka Sare ee Beelahan, iyagoo isku-raacay in fiilkan uu yahay mid qalad ku ah hanaanka doorashada Aqalka Sare ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/32205\/hormuud-logo-5\/\" rel=\"attachment wp-att-32206\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32206\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/32205\/salaam-bank-31\/\" rel=\"attachment wp-att-32207\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32207\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/32205\/becco-28\/\" rel=\"attachment wp-att-32208\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32208\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/32205\/tabaarak-23\/\" rel=\"attachment wp-att-32209\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32209\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Odayaasha-dhaqanka ,Wax-garadka iyo Siyaasiyiinta Saddex beelood oo ka mid ah Beelaha Wuqooyiga Somalia ka soo jeeda, ayaa si weyn ugu soo Hor-jeestay qaabka ay Xubno kasoo jeeda Beesha Isaaq u Maamuleen Kuraastii ay ku lahaayeen Aqallada Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya. Wax-garadkan oo kasoo kala jeeda; Beelaha Guda-biirse,Ciise iyo Faqi-shinni, ayaa waxay ku eedeeyay Shan xubnood [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32274,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32272","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32272","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32272"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32272\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32273,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32272\/revisions\/32273"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32274"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32272"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32272"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32272"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}