{"id":32268,"date":"2016-12-04T22:06:24","date_gmt":"2016-12-04T19:06:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32268"},"modified":"2016-12-04T22:07:26","modified_gmt":"2016-12-04T19:07:26","slug":"ciidamada-puntland-oo-sheegey-in-ay-dileen-7-xubnood-kana-tirsanaa-ururka-daacish","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ciidamada-puntland-oo-sheegey-in-ay-dileen-7-xubnood-kana-tirsanaa-ururka-daacish\/","title":{"rendered":"Ciidamada Puntland oo sheegey in ay dileen 7 xubnood kana tirsanaa Ururka Daacish."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Xoogaga Puntland ayaa sheegay inay 7 dagaalyahan kadileen Daacishta Qandala.<\/span><\/p>\n<p>Shalay mar ay ku dirireen tuulada Bashaashin oo Qandala u jirta 34km ayaa ciidamada Puntland ay kadib sidaa sheegeen. Tan iyo bartamihii bishii Nofeembar ayaa dagaalyahano sheegay inay yihiin Daacish ay heysteen Qandala.<\/p>\n<p>Intaa kadib waxaa magaaladaa isaga barakacay dadkii halkaa daganaa oo dhan ayagoo silic iyo nolol xumo kala kulmay meelihii ay u qaxeen.<\/p>\n<p>Shaly ayaa tuulada Bashaashin waxaa isku fara saaray ciidamada Puntland iyo dagaalyahanadaa kadib markii ciidamada Puntland ay weerar soo qaadeen.<\/p>\n<p>&#8216;Waxaanu dilnay todobo dagaalyahano oo Daacish ah qoryihiina waanu ka furanay. Hada tuulada ayaan ku suganahay&#8217;. Sidaa waxaa sheegay kabtan\u00a0 Maxamed Saciid oo ah madaxa ciidamadaa Puntland.<\/p>\n<p>Wuxuu intaa ku daray in saddex askari oo ciidamada Puntland ka tirsan ay dagaalka ku dhaawacmeen.<\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dagaalyahanada Daacish ayuu sheegay intaa kadib inay dib ugu gurteen buuraley ka dambeysa tuulada.<\/span><\/p>\n<p>Wuxuu kaloo sheegay inay eryan doonaan Daacish ilaa ay ka xoreeyaan Qandala.<\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dagaalyahanadaa ayaa waxaa hoggaamiya nin lagu magacaabo C\/Qaadir Muumin.<\/span><\/p>\n<p>C\/Qaadir Muumin ayaa al Shabaab sanadkii hore kagoostay sheegayna inuu taabacsan yahay Daacish oo ka dagaalanta Bariga Dhexe.<\/p>\n<p>Dagaalyahanadaa ayaan soo saarin wax faahfaahin ah durba taasoo kusaabsan dagaalkaa shalay dhacay.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/32205\/hormuud-logo-5\/\" rel=\"attachment wp-att-32206\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32206\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/32205\/salaam-bank-31\/\" rel=\"attachment wp-att-32207\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32207\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/32205\/becco-28\/\" rel=\"attachment wp-att-32208\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32208\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/32205\/tabaarak-23\/\" rel=\"attachment wp-att-32209\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32209\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoogaga Puntland ayaa sheegay inay 7 dagaalyahan kadileen Daacishta Qandala. Shalay mar ay ku dirireen tuulada Bashaashin oo Qandala u jirta 34km ayaa ciidamada Puntland ay kadib sidaa sheegeen. Tan iyo bartamihii bishii Nofeembar ayaa dagaalyahano sheegay inay yihiin Daacish ay heysteen Qandala. Intaa kadib waxaa magaaladaa isaga barakacay dadkii halkaa daganaa oo dhan ayagoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32270,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32268","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32268","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32268"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32268\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32271,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32268\/revisions\/32271"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32270"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32268"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32268"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32268"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}