{"id":32262,"date":"2016-12-04T21:37:54","date_gmt":"2016-12-04T18:37:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32262"},"modified":"2016-12-04T21:49:02","modified_gmt":"2016-12-04T18:49:02","slug":"mweyne-siilaanyo-oo-isku-shaandheyn-ku-sameeyey-golihiisa-xukuumada-sland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/mweyne-siilaanyo-oo-isku-shaandheyn-ku-sameeyey-golihiisa-xukuumada-sland\/","title":{"rendered":"M\/weyne Siilaanyo oo isku shaandheyn ku sameeyey Golihiisa Xukuumada S\/LAND."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa xalay saqdii dhexe isku shaandheyn ku sameeyey golihiisa xukuuumadda, isla markaana xilalkii ka qaaday wasiiro, wasiir ku xigeenno, agaasimeyaal iyo qaar ka mid ah maareeyeyaasha hay\u2019adaha dawladda.<\/p>\n<p>Isku shaandheyntan oo habeenaddii u dambeeyey la sugayey, isla markaana masuulliyiin badan hurdadii u diida, kuwaas oo ka dhursugayey inay isku shaandheyntan la hadal hayaa saamayso xilalkoodda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay\u00a0<strong>JSL\/M\/XERM\/249-4377\/<\/strong><strong>12<\/strong><strong>2016\u00a0<\/strong>uu caawa xilka qaadis, isku bedel, iyo Magacaabid ku sameeyey xubno ka mida xukuumadiisa\u201d.ayaa lagu yidhi war-saxaafadeedkaasi madaxtooyadda ka soo baxay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Masuuliyiinta xilalka cusub loo magacaabay waxay kala yihiin kuwan hoos ku qoran:<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<table width=\"679\">\n<tbody>\n<tr>\n<td width=\"33\">1<\/td>\n<td width=\"646\">In Mudane, Xuseen Cabdi Boos, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Biyaha ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"33\">2<\/td>\n<td width=\"646\">In Mudane, Cabdirisaaq Waabari Rooble, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha iyo Dhalinyarada ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"33\">3<\/td>\n<td width=\"646\">In Mudane, Khadar X. Yuusuf Cabdillaahi, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"33\">4<\/td>\n<td width=\"646\">In Mudane, Maxamed Axmed Obsiiye, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"33\">5<\/td>\n<td width=\"646\">In Mudane, Maxamed Ibrahim Aadan (Qabyo-tire), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"33\">6<\/td>\n<td width=\"646\">In Mudane, Maxamuud Warsame Jaamac, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"33\">7<\/td>\n<td width=\"646\">In Mudane, Mustafe Maxamuud Cali Bile, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha, Cilmi Baadhista iyo Technology-yadda ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"33\">8<\/td>\n<td width=\"646\">In Mudane, Axmed Xaashi Cabdi, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Madaxtooyada ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"33\">9<\/td>\n<td width=\"646\">In Mudane, Guuleed Cabdi Xasan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"33\">10<\/td>\n<td width=\"646\">In Mudane, Liibaan Yuusuf Cismaan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud, Guriyeynta iyo Gaadiidka ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"33\">11<\/td>\n<td width=\"646\">In Mudane, Mustafe Faarax Abraar, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"33\">12<\/td>\n<td width=\"646\">In Mudane, Cali Maxamuud Cali Samatar, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"33\">13<\/td>\n<td width=\"646\">In Mudane, Axmed Xuseen Rooble (Axmed Joqor), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"33\">14<\/td>\n<td width=\"646\">In Mudane, Maxamed Sheekh Cumar Xasan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"33\">15<\/td>\n<td width=\"646\">In Mudane, Khadar Axmed Diiriye, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"33\">16<\/td>\n<td width=\"646\">In Mudane, Yuusuf Ismaaciil Umal (Yucuboole), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Maaliyadda ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"33\">17<\/td>\n<td width=\"646\">In Mudane, Cabdiqaadir Sheekh Maxamuud Warsame, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"33\">18<\/td>\n<td width=\"646\">In Mudane, Axmed Maxamuud Nuur, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p><strong><em>\u00a0<\/em><\/strong><\/p>\n<p>Badhasaabyadda cusub iyo kuwo la isku bedelayna waxay kala yihiin:<\/p>\n<table>\n<tbody>\n<tr>\n<td width=\"24\">1<\/td>\n<td width=\"639\">In Mudane, Axmed Maxamed Caalin (Tiimbaro), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"24\">2<\/td>\n<td width=\"639\">In Mudane, Cabdi Khayre Dirir, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Sool ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"24\">3<\/td>\n<td width=\"639\">In Mudane, Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Togdheer ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"24\">4<\/td>\n<td width=\"639\">In Mudane, Maxamuud Axmed Maxamed, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Sool ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Agaasimeyaasha cusub ee la magacaabay waxay kala yihiin:<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<table>\n<tbody>\n<tr>\n<td width=\"24\">1<\/td>\n<td width=\"639\">In Mudane, Axmed Abokor Maxamed, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, iyo Wacyigelinta ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"24\">2<\/td>\n<td width=\"639\">In Mudane, Maxamuud Ismaaciil Cilmi (Deeq), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawladda ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"24\">3<\/td>\n<td width=\"639\">In Mudane, Jaamac Axmed Cabdiraxmaan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"24\">4<\/td>\n<td width=\"639\">In Mudane, Maxamed Cilmi Aadan (Ilka-case), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"24\">5<\/td>\n<td width=\"639\">In Mudane, Cilmi Cabdiraxmaan Cashuur, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Maamulka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Gobollada iyo Dawladaha Hoose ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"24\">6<\/td>\n<td width=\"639\">In Mudane, Maxamed Geedi Caynaashe, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Dhawrista Tayada (Quality Control) ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"24\">7<\/td>\n<td width=\"639\">In Mudane, Maxamed Aadan Xirsi (Vitamin), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Maamul Wanaagga ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong><u>Wakiilada Somaliland u fadhiyidoona Dalalka dibeda:<\/u><\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<table width=\"664\">\n<tbody>\n<tr>\n<td width=\"23\">1<\/td>\n<td width=\"641\">In Marwo, Ayaan Maxamed Cashuur, laga bilaabo taariikhda maanta ay ahaato Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya dalka Ingiriiska (United Kingdom)<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"23\">2<\/td>\n<td width=\"641\">In Mudane, Cali Xuseen Ismaaciil Jirde (Cali Shoombe), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya Dalka Itoobya<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"23\">3<\/td>\n<td width=\"641\">In Ambassador, Cabdifataax Siciid Axmed Guuleed, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya dalka Jabuuti<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"23\">4<\/td>\n<td width=\"641\">In Mudane, Sekeriye Xasan Wacays, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya dalka Sweden<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong><u>Hay\u2019adaha Dawladda Somaliland ee xilalka cusub loo magacaabay:<\/u><\/strong><\/p>\n<table>\n<tbody>\n<tr>\n<td width=\"37\">1<\/td>\n<td width=\"625\">In Mudane, Maxamed Cabdi Ibraahim (Dhoobaale), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"37\">2<\/td>\n<td width=\"625\">In Mudane, Naasir Ay-jeex Jaamac, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Fulinta Guddida La Dagaalanka HIV AIDS-ka (SOLNAC) ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"37\">3<\/td>\n<td width=\"625\">In Mudane, Khadar Maxamed Cakule, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Maareeyaha Guud ee Telefishanka Qaranka Madaxa Bannaan ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"37\">4<\/td>\n<td width=\"625\">In Mudane, Maxamed Cali Axmed (Daarood), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Magaalada Hargeysa ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"37\">5<\/td>\n<td width=\"625\">In Mudane, Maxamed Cabdiraxmaan Liibaan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Maareeye Ku-xigeenka Madbacadda Qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"37\">6<\/td>\n<td width=\"625\">In Mudane, Axmed Daa\u2019uud Geedi, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Xisaabiyaha Guud ee Qaranka<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong><u>Masuuliyiinta xilalkoodda waayey ama laga qaaday waxay kala yihiin:<\/u><\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<table>\n<tbody>\n<tr>\n<td width=\"33\">1<\/td>\n<td width=\"630\">Mudane, Baashe Cali Jaamac, Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Biyaha<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"33\">2<\/td>\n<td width=\"630\">Mudane, Cabdillaahi Faarax Maydhane,\u00a0 Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Ciyaaraha iyo Dhalinyarada<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"33\">3<\/td>\n<td width=\"630\">Mudane, Cumar Sheekh Maxamed Faarax (Cumar Yare),\u00a0 Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"33\">4<\/td>\n<td width=\"630\">Mudane, Boos Mire Maxamed,\u00a0 Wasiiru-dawlihii Hore ee Wasaaradda Maaliyadda<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"33\">5<\/td>\n<td width=\"630\">Mudane, Axmed Nuur Aw Cabdi Shaacir, Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"33\">6<\/td>\n<td width=\"630\">Marwo, Shugri Xariir Ismaaciil, Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"33\">7<\/td>\n<td width=\"630\">Mudane, Cabdi Maxamed Hirad, Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Wasaaradda Hawlaha Guud,\u00a0 Guriyeynta iyo Gaadiidka<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"33\">8<\/td>\n<td width=\"630\">Mudane, Siciid Cabdi Maxamuud, Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"33\">10<\/td>\n<td width=\"630\">Mudane, Cismaan Garaad Soofe, Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"33\">11<\/td>\n<td width=\"630\">Marwo, Rooda Jaamac Cilmi, Wakiilkii Hore ee Jamhuuriyadda Somaliland ee Dalka Sweden<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"33\">12<\/td>\n<td width=\"630\">Mudane, Maxamed Warsame Cali Cigaal, Wakiilkii Hore ee Jamhuuriyadda Somaliland ee Dalka Jabuuti<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"33\">13<\/td>\n<td width=\"630\">Mudane, Cali Aadan Cawaale, Wakiilkii Hore ee Jamhuuriyadda Somaliland ee Dalka Ingiriiska<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"33\">14<\/td>\n<td width=\"630\">Mudane, Ibraahim Siyaad Yoonis, Maareeyihii Hore ee Wakaaladda Biyaha Magaalada<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"33\">15<\/td>\n<td width=\"630\">Mudane, Cabdi Cali Mahdi, Maareeyihii Hore ee Telefishanka Qaranka Madaxa Bannaan ee JSL<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"33\">16<\/td>\n<td width=\"630\">Mudane, Cabdirashiid Xirsi Dalmar Xasan, Guddoomiye Ku-xigeenkii Hore ee Gobolka Sool<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"33\">17<\/td>\n<td width=\"630\">Mudane, Nuuradiin Maxamed Cabdillaahi, Agaasimihii Guud ee Hore ee Hay\u2019adda Dhawrista Tayada<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"33\">18<\/td>\n<td width=\"630\">Mudane, Xasan Aadan Geedi, Agaasimihii Guud ee Hore ee Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawladda<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"33\">19<\/td>\n<td width=\"630\">Mudane, Cabdiraxmaan Yuusuf Ismaaciil, Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"33\">20<\/td>\n<td width=\"630\">Mudane, Siciid Cabdi Maxamuud, Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/32205\/hormuud-logo-5\/\" rel=\"attachment wp-att-32206\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32206\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/32205\/salaam-bank-31\/\" rel=\"attachment wp-att-32207\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32207\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/32205\/becco-28\/\" rel=\"attachment wp-att-32208\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32208\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/32205\/tabaarak-23\/\" rel=\"attachment wp-att-32209\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32209\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa xalay saqdii dhexe isku shaandheyn ku sameeyey golihiisa xukuuumadda, isla markaana xilalkii ka qaaday wasiiro, wasiir ku xigeenno, agaasimeyaal iyo qaar ka mid ah maareeyeyaasha hay\u2019adaha dawladda. Isku shaandheyntan oo habeenaddii u dambeeyey la sugayey, isla markaana masuulliyiin badan hurdadii u diida, kuwaas oo ka dhursugayey inay isku shaandheyntan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32264,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32262","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32262","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32262"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32262\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32263,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32262\/revisions\/32263"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32264"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32262"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32262"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32262"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}