{"id":32256,"date":"2016-12-02T22:28:55","date_gmt":"2016-12-02T19:28:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32256"},"modified":"2016-12-02T22:38:34","modified_gmt":"2016-12-02T19:38:34","slug":"musharax-cqaadir-cali-cumar-oo-sheegey-in-isaga-iyo-ergadiisii-loo-diidey-tartanka-aqalka-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/musharax-cqaadir-cali-cumar-oo-sheegey-in-isaga-iyo-ergadiisii-loo-diidey-tartanka-aqalka-hoose\/","title":{"rendered":"Musharax C\/qaadir Cali Cumar oo sheegey in isaga iyo ergadiisii loo diidey Tartanka Aqalka hoose."},"content":{"rendered":"<p>Siyaasiga C\/qaadir Cali Cumar horeyna wasiirka arrimaha gudaha uga soo noqday dowladdii KMG ee Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in leyska hortaagay doorashada ka socta magaalada Cadaado, kaddib markii isaga iyo ergadiisa loo diiday in ay ka qeyb-gallaan doorashada.<\/p>\n<p>Gaar ahaan C\/qaadir Cali Cumar ayaa arintan ku eedeyay in uu ka danbeeyay madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max&#8217;uud.<\/p>\n<p>\u201cMuddo dheer ayaa laga shaqeynayay siddii ergada is badal loogu sameyn lahaa, waxaa jirtay 34 ergo oo ahaa kuwo sax ah, waxaa lagu bedelay ergooyin kale oo been abuur ah, hadii meesha wax doorasho ah \u00a0oolin oo ku shubasho ay jirto, waa in aan bulshada loo sheegin in doorasho meesha ka socto \u201cayuu yiri C\/qaadir Cali Cumar.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, waxaa uu sheegay in ay jiraan awaamiir ka soo baxday madaxtooyada Soomaaliya oo ay fulineyso sidda uu hadalka u dhigay Galmudug.<\/p>\n<p>&#8221;Galmudug waxaa ay fulineysaa awaamiir ka soo baxday madaxtooyada Soomaaliya oo ah in aan ku soo bixin doorashada oo leyga hor istaago&#8221; ayuu hadalkiis sii raacyay C\/qaadir Cali Cumar.<\/p>\n<p>Eedeymaha ku saabsan musuq maasuqa doorashada guud ahaan ka socta dalka ayaa maalmihii ugu danbeeyay siweyn u sii kordhayay, ilaa iyo haddana ma jiro wax war ah oo arintan ay ka soo saartay madaxtooyada Soomaaliya oo inta badan eedeymaha soo baxaya loo jeedinayo.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/32205\/hormuud-logo-5\/\" rel=\"attachment wp-att-32206\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32206\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/32205\/salaam-bank-31\/\" rel=\"attachment wp-att-32207\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32207\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/32205\/becco-28\/\" rel=\"attachment wp-att-32208\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32208\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/32205\/tabaarak-23\/\" rel=\"attachment wp-att-32209\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32209\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Siyaasiga C\/qaadir Cali Cumar horeyna wasiirka arrimaha gudaha uga soo noqday dowladdii KMG ee Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in leyska hortaagay doorashada ka socta magaalada Cadaado, kaddib markii isaga iyo ergadiisa loo diiday in ay ka qeyb-gallaan doorashada. Gaar ahaan C\/qaadir Cali Cumar ayaa arintan ku eedeyay in uu ka danbeeyay madaxweynaha dowladda Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32258,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32256","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32256","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32256"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32256\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32257,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32256\/revisions\/32257"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32258"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32256"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32256"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32256"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}