{"id":32250,"date":"2016-12-02T21:21:42","date_gmt":"2016-12-02T18:21:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32250"},"modified":"2016-12-02T21:23:13","modified_gmt":"2016-12-02T18:23:13","slug":"doorashooyinkii-ka-dhacey-dalka-dala-gambia-oo-madaxweynihii-dalkaasi-looga-adkaadey-uuna-aqbaley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/doorashooyinkii-ka-dhacey-dalka-dala-gambia-oo-madaxweynihii-dalkaasi-looga-adkaadey-uuna-aqbaley\/","title":{"rendered":"Doorashooyinkii ka dhacey dalka dala Gambia oo madaxweynihii dalkaasi looga adkaadey uuna aqbaley."},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Gambia, Alieu Momar Njie, ayaa Maanta sheegay in madaxweynihii Gambia Yahya Jammeh uu qirtay in looga Guulaystay Doorashadii Madaxnimo ee shalay ka dhacday dalkaas.<\/p>\n<p>Alieu Momar, ayaa hadaliisa ku daray in ay ahayd Waxaan la saadaalinay inuu qiran doono Hoggaamiyaha Gambia qirto in looga guulaystay doorashada ka hor intaan natiijada kama dambeysta ah la shaacin.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Gambia Yahya Jammeh oo talada dalkaas hayay tan iyo sanadkii 1994-kii, ayaan isagu weli toos uga hadlin Natiijooyinka hordhaca ah ee sheegaya inuu ka codad yar yahay Hoggaamiyaha Mucaaradka Adama Barrow oo ah Hogaamiyaha Mucaaradka Dalka Gambia.<\/p>\n<p>\u201cWaa tallaabo guul ah haddii uu aqbalo madaxweyne muddo dheer dalkan soo xukumayay in looga adkaaday doorashada,\u201d ayuu hadalkiisa ku daray Guddoomiyaha Doorashooyinka Waddanka Gambia, Alieu Momar.<\/p>\n<p>Yahya Jammeh oo Awoodda kula wareegay Af-gambi ayaa la sheegayaa in Hoggaamiyaha mucaaradka uu helay codadkii ugu badnaa ee magaalada xarunta ah ee Banjul oo awood uu ku leeyahay Jammeh.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, boqollaal shacab ah ayaa isugu soo baxay magalooyinka waa-weyn ee dalka Gambia shalay oo ay doorasho socotay, iyadoo Xukuumaddu la jaray Internet-ka iyo Sidoo kale Taleefoonnada Dibadda.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/32205\/hormuud-logo-5\/\" rel=\"attachment wp-att-32206\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32206\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/32205\/salaam-bank-31\/\" rel=\"attachment wp-att-32207\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32207\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/32205\/becco-28\/\" rel=\"attachment wp-att-32208\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32208\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/32205\/tabaarak-23\/\" rel=\"attachment wp-att-32209\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32209\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Gambia, Alieu Momar Njie, ayaa Maanta sheegay in madaxweynihii Gambia Yahya Jammeh uu qirtay in looga Guulaystay Doorashadii Madaxnimo ee shalay ka dhacday dalkaas. Alieu Momar, ayaa hadaliisa ku daray in ay ahayd Waxaan la saadaalinay inuu qiran doono Hoggaamiyaha Gambia qirto in looga guulaystay doorashada ka hor intaan natiijada kama dambeysta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32252,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32250","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32250","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32250"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32250\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32251,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32250\/revisions\/32251"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32252"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32250"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32250"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32250"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}