{"id":32229,"date":"2016-12-02T18:31:48","date_gmt":"2016-12-02T15:31:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32229"},"modified":"2016-12-02T18:33:27","modified_gmt":"2016-12-02T15:33:27","slug":"khidado-cusub-oo-ay-lasoo-baxayaan-mukhalasiinta-dadka-tahriibiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/khidado-cusub-oo-ay-lasoo-baxayaan-mukhalasiinta-dadka-tahriibiya\/","title":{"rendered":"KHidado cusub oo ay lasoo baxayaan mukhalasiinta dadka tahriibiya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Mukhalasiinta tahriibsha Soomaalida ayaa lug gooyo cusub bilaabay taasoo ay meelo kale ugu sii safrinayaan dhallinyarada Soomaalida ah ee qaxootiga ku ah dalka Yemen.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dalka Yemen ayaa haatan waxaa ka jira dagaalo u dhexeeya dawlada Yemen iyo xulufada Sacuudigu hor boodayo oo dhinac ah iyo fallaaga Xuutiyiinta ah ee shiicada dalkaasi Yemen. Dhallinyaro badan oo Soomaali ah oo jeclaan lahaa inay dalkoodii hooyo qabtaan ayaa mukhalasiintu qasab ku keenaan Sudan ayagoo dabadeedna u jaheeya dhankaa iyo saxaraha Liibiya deedna ka dalba inay lacago dheeraad ah bixiyaan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Mukhalasiinta ayaa marka hore u sheega inay ka kaxeynayaan Yemen oo ay geynayaan Soomaaliya balse sidaa ayay u hodaan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dhanka kale dalka Djabuuti ayaa wuxuu isku diyaarinayaa inuu qaabilo qaxooti cusub oo ka imaada wadamada jaarka ah sida Yemen oo dagaalka u dhexeeya dawlada Yemen iyo xulufada Sacuudigu hor boodayo oo dhinac ah iyo fallaaga Xuutiyiinta ah ee shiicada dalkaasi Yemen uu dhawaan soo labo kacleeyay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dawlada Djabuuti ayaa shalay sheegtay in ay diyaarinayso xeryo cusub oo qaxootigaa lagu qaabilo.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/32205\/hormuud-logo-5\/\" rel=\"attachment wp-att-32206\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32206\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/32205\/salaam-bank-31\/\" rel=\"attachment wp-att-32207\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32207\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/32205\/becco-28\/\" rel=\"attachment wp-att-32208\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32208\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/32205\/tabaarak-23\/\" rel=\"attachment wp-att-32209\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32209\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mukhalasiinta tahriibsha Soomaalida ayaa lug gooyo cusub bilaabay taasoo ay meelo kale ugu sii safrinayaan dhallinyarada Soomaalida ah ee qaxootiga ku ah dalka Yemen. Dalka Yemen ayaa haatan waxaa ka jira dagaalo u dhexeeya dawlada Yemen iyo xulufada Sacuudigu hor boodayo oo dhinac ah iyo fallaaga Xuutiyiinta ah ee shiicada dalkaasi Yemen. Dhallinyaro badan oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32231,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32229","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32229","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32229"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32229\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32230,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32229\/revisions\/32230"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32231"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32229"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32229"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32229"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}