{"id":3222,"date":"2011-09-21T13:14:03","date_gmt":"2011-09-21T13:14:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3222"},"modified":"2011-09-21T13:14:03","modified_gmt":"2011-09-21T13:14:03","slug":"khilaaf-xoogaan-oo-la-xiriira-xariga-weriye-max%e2%80%99uud-carab-oo-soo-kala-dhex-galay-maxkamadda-mun-gaab-iyo-tan-gobolka-iyo-xeer-ilaaaliyaha-gobolka-oo-diidaya-in-uu-qaado-dacwad-been-abuur-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/khilaaf-xoogaan-oo-la-xiriira-xariga-weriye-max%e2%80%99uud-carab-oo-soo-kala-dhex-galay-maxkamadda-mun-gaab-iyo-tan-gobolka-iyo-xeer-ilaaaliyaha-gobolka-oo-diidaya-in-uu-qaado-dacwad-been-abuur-ah\/","title":{"rendered":"Khilaaf Xoogaan Oo La Xiriira Xariga Weriye Max\u2019uud Carab Oo Soo Kala Dhex galay maxkamadda Mun Gaab Iyo Tan Gobolka Iyo Xeer Ilaaaliyaha Gobolka Oo Diidaya In uu Qaado Dacwad Been Abuur ah."},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/carab12.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3227\" title=\"carab1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/carab12.jpg\" alt=\"\" width=\"240\" height=\"266\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><\/p>\n<p>Xeer ilaaliyaha maxkamada gobolka banaadir <strong>mr cali yare<\/strong> wuxuu diidey kana soo horjeestey wareejinta gal dacwadeedka <strong>wariye maxamuud carab<\/strong><\/p>\n<p>Warar Hoose Oo lagu kaalsoonaan Karo Islaa markaan wakaaladda Wararka soomaaliyeed Ee\u00a0 warson aay Ka Heshay ilo Ku dhaw\u00a0 Dhaw Mr Muun Gaaba\u00a0 Ayaaa Sheegayaa In Khilaaf Xoogana uu soo Kala Dhex Galaay Muun Gaab iyo Xeer Ilaaaliyaha maxkamada Gobolka<\/p>\n<p>Khilaafka ayaa La Sheegy In uu Khuseeyo Xariga Gara darrada aha\u00a0 ee Loo Geystay Weriye Maxamuud carab<\/p>\n<p>Mr Muun Gaab oo ah Gudoomiyahaa Maaxkamada Ciidamada qaalabka Sida iyo mr Calai yare oo isna ah Xeer Ilaaliyahaa Maxkamada Gobollka ayaa Ku kala Irdoobay aa Dib Maarkii Uu Muun\u00a0 gaaab Farahaa lagalay Kiisaska Rayidka Sida Kiiskii Weriye carab Oo Uu Cali yar Ku doodaayoIn Uu saga lahaa<\/p>\n<p>Ugu Dambeyntii Xeer ilaaliye <strong>cali yare<\/strong> ayaa sheegey in maxkamada ciidamada qalabka sida ay labo qalad ku jirto waa tan koowaade ma aheyn in ay gasho dacwada wariye maxamud carab sababtoo ah wariyuhu waa nin la yaqaan oo riyid ah.<br \/>\nWaa mida labaade hadii ay ku weysey denbigii ay ku heysatey waa in ay sii dayso maahan in sharciga qalad laga galo hadana lala soo aado maxkamadah<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com Xeer ilaaliyaha maxkamada gobolka banaadir mr cali yare wuxuu diidey kana soo horjeestey wareejinta gal dacwadeedka wariye maxamuud carab Warar Hoose Oo lagu kaalsoonaan Karo Islaa markaan wakaaladda Wararka soomaaliyeed Ee\u00a0 warson aay Ka Heshay ilo Ku dhaw\u00a0 Dhaw Mr Muun Gaaba\u00a0 Ayaaa Sheegayaa In Khilaaf Xoogana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3222","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3222","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3222"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3222\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3232,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3222\/revisions\/3232"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3222"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3222"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3222"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}