{"id":32189,"date":"2016-11-30T06:27:37","date_gmt":"2016-11-30T03:27:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32189"},"modified":"2016-11-30T06:32:25","modified_gmt":"2016-11-30T03:32:25","slug":"hawl-galka-amisom-ee-soomaaliya-oo-dawladda-dalka-chine-ugu-deeqdey-lacag-kaalmo-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/hawl-galka-amisom-ee-soomaaliya-oo-dawladda-dalka-chine-ugu-deeqdey-lacag-kaalmo-ah\/","title":{"rendered":"Hawl galka Amisom ee soomaaliya oo Dawladda Dalka Chine ugu deeqdey Lacag Kaalmo ah."},"content":{"rendered":"<p>-Dowladda Shiinaha ayaa dhaqaalle gaaraya $1.2 milyan oo doolar ugu deeqay howlgalka midowga africa AMISOM ee Soomaaliya, iyadoo dhinaca kalana amaantay doorka ciidammada ee nabada soo celinta.<\/p>\n<p>Dowladda Shiinaha ayaa ciidammada AMISOM ku tilmaamtay in ay u joogaan Soomaaliya siddii ay soo celin lahaayeen ammnigii iyo kala danbeyntii dalka, siddaa daraadeed muhiin tahay in laga caawiyo dhinaca dhaqaallaha.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha gudiga nabad galyada iyo amaanka ee Midowga Africa\u00a0Ismail Chergui ayaa sheegay in dowladda Shiinaha lacagta ugu deeqday AMISOM, waxaana uu sheegay in la marsiin doono waddada ay u asteyso dowladda dhaqaallaha bixisay.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, AMISOM ayaa Soomaaliya u joogta nabad ilaalin, waxaana dhaqaalo ku bixiya Midowga Yurub iyo dowladda Mareykanka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/allaha-u-naxariistee-abwaan-maxamed-jaamac-keyd-oo-hargeysa-ku-geeryoodey\/hormuud-logo-4\/\" rel=\"attachment wp-att-32040\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32040\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-2-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-2-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-2-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/allaha-u-naxariistee-abwaan-maxamed-jaamac-keyd-oo-hargeysa-ku-geeryoodey\/salaam-bank-30\/\" rel=\"attachment wp-att-32041\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32041\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/allaha-u-naxariistee-abwaan-maxamed-jaamac-keyd-oo-hargeysa-ku-geeryoodey\/becco-27\/\" rel=\"attachment wp-att-32042\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32042\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/allaha-u-naxariistee-abwaan-maxamed-jaamac-keyd-oo-hargeysa-ku-geeryoodey\/tabaarak-22\/\" rel=\"attachment wp-att-32043\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32043\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>-Dowladda Shiinaha ayaa dhaqaalle gaaraya $1.2 milyan oo doolar ugu deeqay howlgalka midowga africa AMISOM ee Soomaaliya, iyadoo dhinaca kalana amaantay doorka ciidammada ee nabada soo celinta. Dowladda Shiinaha ayaa ciidammada AMISOM ku tilmaamtay in ay u joogaan Soomaaliya siddii ay soo celin lahaayeen ammnigii iyo kala danbeyntii dalka, siddaa daraadeed muhiin tahay in laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32192,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32189","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32189","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32189"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32189\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32190,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32189\/revisions\/32190"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32192"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32189"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32189"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32189"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}